Fadeexad: Beenta Saadaasha Tirakoobka Soomaalida (cadayn Baadiyaha Gobalka Mudug waxaa ku nool 180 kun, Gobalka Nugaal Baadiyihiisana 213 kun)

Warbixintii un-ka ee odoroska Tirada cadadda Shacabka Soomaalida ayaa waxaa si fudud u cadaynaya in ay ahayd wax la iska mala awaalay oo aan waliba si wanaagsan looga fiirsan markii lamala awaalay. Gobalka Mudug waa Gobalka Gobalada Soomaalida ugu xoolo dhaqatada baddan isla markaana wuxuu aad uga baaxad wayn yahay Gobalka Nugaal hoos ka eeg … Continue reading Fadeexad: Beenta Saadaasha Tirakoobka Soomaalida (cadayn Baadiyaha Gobalka Mudug waxaa ku nool 180 kun, Gobalka Nugaal Baadiyihiisana 213 kun)