Gablax: 66-Gole siyaasadeed Goobood waa in Puntland laga hirgasho oo Gole siyaasadeed kasta ay soo doortaan hal Xildhibaan(Dhegeyso)

Shacabka Soomaalida iyo kuwa Puntlandba horey uguma baraarugsanayn wax layiraahdo Gole siyaasadeed, sidaa aawadeed shabakadda P/O waxay si aad u qotodheer ugu hambalyaynaysaa sida wanaagsan ee uu Aqoonyahan Gablax shacabka ugu sharaxay muhiimadda abuuridda Gole siyaasadeedyo ama 66 Goobood oo laga soo kala doorto 66da xildhibaan ee Puntland, sidaa si le’egna ay Shacabka Soomaalida kale … Continue reading Gablax: 66-Gole siyaasadeed Goobood waa in Puntland laga hirgasho oo Gole siyaasadeed kasta ay soo doortaan hal Xildhibaan(Dhegeyso)