Gardarro Ma Guulaysato

Gardarro Ma Guulaysato Xalaalmaale ayaa mar qur ah qarxay oo xanaaq dartii budh weyn soo qaatay oo Xubeeraale madaxa jebiyey, kaddib kolkii gardarro iyo maag aan geed loogu soo gabban muddo aad dheer uu u dulqaadanayay oo walaalnimo, xididnimo iyo jaarnimo xeerinayay. Rubuc qarni in ka badan ayaa Xubeeraale gabbal dhaca iyo waa guduutaba Xalaalmaale … Continue reading Gardarro Ma Guulaysato