Is bar Bar Dhig Nidaamka Doorasho ee Maraykanka Iyo Finland Kee Hanaan Cadaaladeed U Dhaw

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas … Continue reading Is bar Bar Dhig Nidaamka Doorasho ee Maraykanka Iyo Finland Kee Hanaan Cadaaladeed U Dhaw