Marlabaad Akhri Xildhibaanka Hawada Waa Qorshe Dadka Deegaanka Soomaalida Degan Dhulkooda Lagu Dhacayo (Qormo Gaaban)

Marar badan baan P/O ku daabacnay in qorshihii 4,5 ee 17 sano siyaasada Soomaalida lagu soo waday uu ahaa qorshe Soomaalida lagu jaahwareerinayay, oo waliba loo qaadan karro in laga lahaa qorsheyaal waawayn oo Soomaaldia arragtida gaaban aynan arki karrin . Hadaba qoraal aan p/O ku faafinay dhawr billood ka hor mar ay xukuumadda Madaxwayne … Continue reading Marlabaad Akhri Xildhibaanka Hawada Waa Qorshe Dadka Deegaanka Soomaalida Degan Dhulkooda Lagu Dhacayo (Qormo Gaaban)