Maxaa ka Jira In Dawladda Farmaajo Lakala Safatay Qulquladda Siyaasadeed Ee Turkiga Iyo Holand (Fallanqayn Kooban)

Hadda kahor ayaan p/O ku daabici jirnay sidii aan uga xumaanay mar Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh uu lakala saftay qulqulad ka dhex aloosantay Iran iyo Sacuudiga. Waana arrin aad u qaldan in aad lakala safatid qulqulad si lama fillaana uga dhex aloosantay laba dal. Waxaana wanaagsan haddiiba aad door ka qaadanaysid in uu noqdaa doorkaagu … Continue reading Maxaa ka Jira In Dawladda Farmaajo Lakala Safatay Qulquladda Siyaasadeed Ee Turkiga Iyo Holand (Fallanqayn Kooban)