Muxaadaro Cusub ilaalinta Amaanada Sheekh Maxamed Idiris iyo Khatarta ay leedahay Madaxda iyo Xildhibaanada iibsada Codka Shacabka ee Amaanadaa (Daawo)

Fadlan yaan wax salaada lala tukan kuwa iibsada xildhibaanada shacabka iyo kuwa salaadiinta sheegta ee lacagta ku qaata amaanada masaakiinta Soomaalida ee iibsada codka xildhibaanka ama u kala eexda ildhibaanada tartamaya. Xildhibaanada iibsada amaanada shacabka masaakiintaa ee dunida ku dulman ee Soomaalidaa xildhibaanka iibsada masiirkooda iyo amaanadooda yaan kuwaas salaanta laga qaadin yaan wax salaada … Continue reading Muxaadaro Cusub ilaalinta Amaanada Sheekh Maxamed Idiris iyo Khatarta ay leedahay Madaxda iyo Xildhibaanada iibsada Codka Shacabka ee Amaanadaa (Daawo)