See Soomaaliya Loo horumarinkaraa, waxaa lagu horumarinkaraa Cadaalad, Cadaalad, Cadaalad(Warbixin Muhiima oo kooban fadlan ka faa-iidayso oo akhri)

Akhristow dadka badankiisu waxay markiiba u malaynayaan in Dalka Soomaaliya lagu horumarinkaro iyadoo kaabayaal dhaqaale oo wanaagsn loo sameeyo sida (Warshado, wadooyin, Beero, Jaamacado). Hadii aad saas akhristow awal aaminsanayd hadda wixii ka danbeeya ogow in aanu horumarka asalkaa kaa ahayn. Hadaba xagee horumarku ku qarsoonyahay. 1) Cadaalad. 2) Cadaalad 3) Cadaalad. Akhristow Horumarku wuxuu … Continue reading See Soomaaliya Loo horumarinkaraa, waxaa lagu horumarinkaraa Cadaalad, Cadaalad, Cadaalad(Warbixin Muhiima oo kooban fadlan ka faa-iidayso oo akhri)