Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 5aad (dib u Akhri warbixin muhima)

Afeef Maqaalkaan waxaan dib ugu daabacnay codsi nooga yimid macaamiisha oo u baahday oo waayay Halkaan ka eg Qaybihii hore Qaybtii 1aad Qaybtii 2aad Qaybtii 3aad Qaybtii 4aad Qaybtan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda tartansiinta Musharaxiinta, ama Musharax Xildhibaan hanoqdo ama Musharax Madaxwayne hanoqdo, hadaan ruuxa isku sharaxaya qabashadda masiirka umadda aan mudo dheer ladarsin hadafkiisa, … Continue reading Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 5aad (dib u Akhri warbixin muhima)