Sifooyinka Madaxwaynaha ku haboon Puntland, is barbardhig madaxwaynaha Astaamaha xun iyo Madaxwaynaha Astaamaha wanaagsan (Warbixin Muhima Qaybta koobaad)

Bismillah. Madaxwaynuhu waa RoleModelka bulshada, waa meesha ugu wanaagsan ee ah astaanta bulshadu ku dayato, oo bulshadu aakhirka xitaa waxay u hadlayaan sida madaxwaynuhu u hadlo, waana wadnaha ama xubinta ugu wanaagsan ee bulshadaas. Madaxwaynaha leh Astaamaha wanaagsan ee bulsahdiisu uga dayan karto Hadii Bulsho nasiib u hesho Madaxwayne leh astaamo iyo garasho fog, sida … Continue reading Sifooyinka Madaxwaynaha ku haboon Puntland, is barbardhig madaxwaynaha Astaamaha xun iyo Madaxwaynaha Astaamaha wanaagsan (Warbixin Muhima Qaybta koobaad)