Waraysiga Prof Cali Qooto Qooto Iyo Fallanqayn Labawajiilayntii Cali Khaliif

Iyadoo ay cidwalba ka dheregsantahay in xukuumadda Ethiopia ay si dadban u maarayso cida leh gacanku haynta magaalada Laascaanood, ayay beelaha daaraadku u arkeen meel ka dhac in ay degaan ay leeyihiin ay xoog kaga qabsadeen beesha isaaq iyagoo adeegsanayaa horgalayaal deegaanka ah. Balse baaritaan aan samaynay waxaan ogaanay in hanaanka maamul ee Laascaanood uu … Continue reading Waraysiga Prof Cali Qooto Qooto Iyo Fallanqayn Labawajiilayntii Cali Khaliif