Warbixin Hoose Nimankii Dilay Mahdi Garwayne Iyo Wiilkii Kale Oo Haybtooda La Aqoonsaday

Habeen hore abaarihii 10:kii fiidnimo ayay maleeshiyo shufto ah waxay wadada u galleen laba wiil oo watay baabuur caasiya, oo markaas maraya meel u dhaxaysa Cagaaran iyo Gaalkacyo. Labada wiil ayaa kala ahaa Mahdi Garwayne iyo wiil isna kasoo jeeda beesha Jareer Wayne oo aannu hellin magaciisa. Wiilashan ayaa doonayay in ay badeeco kasoo qaadaan … Continue reading Warbixin Hoose Nimankii Dilay Mahdi Garwayne Iyo Wiilkii Kale Oo Haybtooda La Aqoonsaday