Warbixin: Xaaladda Caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan Oo Hadda Ku Sugan Sweden

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo ayaa warbaahinta Puntlandobserver uga warbixiyay xaaladda caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan (Fiqiga Beesha Reer-Xirsi/Cumar Maxamuud). Dr Baydhabo oo maalmahaanba aad uga waxhayay xaaladda Fiqi Bashiir ayaa sheegay in Fiqi Bashiir uu in muddo ahba xanuunsanaa isla markaana dalbanaya in dhammaan umadda Soomaaliyeed ay usoo duceeyaan. Illaahay … Continue reading Warbixin: Xaaladda Caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan Oo Hadda Ku Sugan Sweden