Xasan Culusow Oo Agaasime Ku Xigaanka Madaxtooyada Saadaq Kursiga Aqalka Hoose Ugu Iibiyay 6 Boqol oo Kun Oo Dolar Xili Abaar Loo le’day

Madaxwaynaha aduunka ugu Musuqmaasuqa badan, dalkiisana ka dhigay dalka aduunka ugu Musuqmaasuqa badan ayaa wuxuu ku ceeboobay doorashadii cadaado ka dhacday iyo tartankii kursiga jifida beesha Madaxwaynaha ee Wacaysle/Cali Gaaf. Kadib markii ay shacabka cadaado joogay la socdeen dhadhaqaaqa uu waday agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Saadaq Cabdikariin oo doorashadii ku dhiibay sida la sheegay lacag … Continue reading Xasan Culusow Oo Agaasime Ku Xigaanka Madaxtooyada Saadaq Kursiga Aqalka Hoose Ugu Iibiyay 6 Boqol oo Kun Oo Dolar Xili Abaar Loo le’day