Xildhibaanka Hawada Waa Qorshe Dadka Deegaanka Soomaalida Degan Dhulkooda Lagu Dhacayo (Qormo Gaaban)

Waligaya kuma baahino warbaahinta Puntlandobserver war aan xaqiiq ahayn. Sideedaba waxaa loo baahanyahay in waxwalba runta laga sheego, runtana lagu dhaqmo oo la iska daayo hiyikaca iyo khiyaaliga. Aduunka oo dhan xildhibaan waxaa lagu soo doortaa hanaanka constituency ama Gole Deegaan Siyaasadeed Akhri qormadaan si aad u fahanto constituency ama Gole Deegaan Siyaasadeed Hadaba laga … Continue reading Xildhibaanka Hawada Waa Qorshe Dadka Deegaanka Soomaalida Degan Dhulkooda Lagu Dhacayo (Qormo Gaaban)