Ramadaan Mubaarag Cidna uurka cabashiyo Cuqdad uguma qabannine, Dad camashood ku kala maqan Ma cafiyo Raxmaankuye, Haddaan maalin caro iyo Mar uun ciil ku baday adi Ama aan hadal culays liyo Erey cariiqsi kugu iri, Waxaan kaa codsanayaa Bil CIBAADO weeyee Cafis uursamaad liyo Niyadsami, cashiirooy! Abwaan Cabdinuur A. F. Bootaan Leicester, 15.05.2018 […]
Continue reading …Bismillah. Insha allah dhammaan walaalaha ku xirran P/O waxaan idinla socodsiinaynaa in aan waayada soo socda, aannu aad idiinku soo gudbin doonno, qisooyin, muxaadarooyin iyo muxaadarooyin diiniya oo ku saabsan quraanka iyo axaadiithtu aayadaha ay kaga sheekeeyeen abuuridda illaahay koomka iyo wixii kunool, malaa-igta, Jinn-ka (billowgii iyo dhammaadka). Inta aan illaahay bini aadam abuurrin koomka […]
Continue reading …In markasta iyo saacadkasta Illaahay lagu shukriyo, wax ka wanaagsan ma jirraan. Waayo bini aadam daciif waxwalbooy is moodaan bal koob biyo ah, ama in yar oo hawo ah, ama in yar oo ciida ha sameeyaan, waa 3da shay ee noolaha ugu wanaagsan. Marka sow xaqiiq ma ahan in illaahay koomkan leeyahay, oo ay tahay […]
Continue reading …