Fanaanaddii Ay Soomaalidu Ugu Jeclaayeen Fanaaniinta ee Sahra Axmed oo Geeriyootay (Illaahow U Naxariiso Oo Dambigeeda Dhaaf)

Filed under: Heeso,Important News,Wararka |

Allaahu Akbar.
Fanaanadii Caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed ayaa maanta geeriyootay, oo tii alle u timid.

Waxay ahayd fanaanad wadaniyad ah oo shacabka Soomaaliyeed aad u jeclaayeen fankeeda, fankeeduna wuxuu ahaa mid aan ceeb lahayn.

Illaahay danbigeeda iyo dambiga waalidkeed ha dhaafo.
Qof qalbi wanaagsan bay ahayd ee illaahay ha u danbi dhaafo, waxaan illaahay uga baryaynaa Janatul fardawsa.

Aamiin.