Go’aankii Puntland ee Cilaaqaadka Emaratka Oo Badbaadiyay Helidda Viisayaasha 20 Kun oo Soomaaliya Oo Ku Nool Imaaraatka

Filed under: Important News,Wararka |

Imaaraatka Carabta waxaa ku nool Soomaali aan ka yarayn illaa 20 kun, isla markaana muddo dheer ay badankoodu deganaayeen.

Kadib murankii soo kala dhex-gallay dfs iyo Imaaraadka, waxaa ay dawladda imaaraatka hay’adda qaabilsan Viise bixintu Database-kooda ka saaraan magacii Soomaalida maadaama online laga dalbanjiray Viiseyaasha.

Taase oo loo qaatay in uunan ruux soomaaliya viise ama dalbankarin ama cusboonaysankarrin.
Hase yeeshee go’aankii dawladda Puntland oo uu horkacyo madaxwayne Gaas, oo aad ugu mahadnaqay xukuumadda imaaraatka deeqaha ay Soomaaliya siiso iyo in ay muquaqdis tahay xiriirka imaaraaka iyo Somalia, iyo soo dhawaynta Soomaalida dalkeeda ku nool, wuxuu arrinkaas dhiirigaliyay in imaaraatku go’aankii hore ay ka noqdaan, oo Viise ku galka u fududeeyaan Soomaalida.

Waa arrinkii aan marwalba ku daabici jirnay P/O in ay Soomaalidu ka fogaadaan wixii caadifad ku taxaluqa, lagana shaqeeyo wanaagga.

puntland uae united arab emarat

4 Responses to Go’aankii Puntland ee Cilaaqaadka Emaratka Oo Badbaadiyay Helidda Viisayaasha 20 Kun oo Soomaaliya Oo Ku Nool Imaaraatka