Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]
Waxaa dhab ah in siyaasiyiin fara badan oo siyaasadda ku aflaxday ay beenloowayaal indha-adag yihiin. Taasi maaha aragti iyagoo qudha tilmaamaysaa, waa aragti sidoo kale innaga ina tilmaamaysa. Kolka dadku doonayaan wax aan suurtaggal ahayn, keliya beenloowayaasha ayaa raalliggelin kara.
The fact that so many successful politicians are such shameless liars is not only a reflection on them, it is also a reflection on us. When the people want the impossible, only liars can satisfy.
Thomas Sowell