Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]
Intaanad gu’ weynaan
Cimri geesna kuu ridin,
Garo waxaad u nooshahay!
Maxamed Ismaaciil Cabdikariin
Before you do not grow too old
And age does not constrain you,
Know what you are living for!
Mohamed Ismael Abdikarim