Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]
26ka Juun waa maalin ka mid ah maalmaha qarankeenna ugu wacan oo ugu qaddarinta mudan. Qayb Soomaaliya ka mid ah ayaa mid gumaystayaashii reer Yurub ah madaxbannaani ka qaadatay. Waynnu dabbaaldegaynnaa, Eebbe oo dhacdadan suurtaggal ka dhigeyna waynnu uga mahadcelinaynnaa. Guul iyo gobannimo!
Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan (1960–1967)
26th of June is one of the best and most honorable days of our nation. A part of Somalia got its independence from one of the European colonialists. We celebrate and we thank Allah for making this event possible. Victory and independence!
President Adan Abdulle Osman