Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]
Way fududdahay in ummadda been laga dhaadhiciyo kolka loo barbardhigo in beenta laga dhaadhiciyey laga qanciyo.
It is easier to fool people than to convince them that they have been fooled.
Mark Twain