P/O Oo Idinla Qaybsan Doonta Heesaha Naxariista Xambaarsan (AHU Naxariisto Xasan Diiriye iyo Heesihiisa Naxariista Xambaarsanaa)

Filed under: Heeso,Important News,Wararka |

Hadaad si fiican u dhuuxdid, fanaaniintii hore ee Soomaalida ayaa la hadlijiray qalbiga qofka.
Qalbiga ayaa jecel hadalka jacaylka, iyo naxariista xambaarsan.

AhU Fanaan Xasan Diiriye hadaad dhuuxdid heesihiisu waxay dhamaan tood ahaayeen kuwo aad moodid in ay la hadlayaan qalbiga qofka ee aan la hadlayn miskaxda qofka.
Waxaanad mooddaa in uu Xasan Diiriye sidaas u fahansanaa, marka aad dhuuxdid heesihiisu waxay ahaayeen kuwo naxariis ku dheehantahay,

Waxaan dhagaystayaasha baryaha soo aadan la qaybsan doonnaa heesaha xambaarsan naxariista.

Caawana bal aan isla wada eegno heesihii Xasan Diiriye illaahay naxariistii jano haka waraabsho, dambigiisana ha dhaafo.

Puntlandobserver desk