Sanitor Qodax:Soomaaliya Waxay La Dagi La’dahay Qacmo Shisheeye Ayaa Dajiya Qorshe Siyaasadeedka DFS, Ee Soomaali Intay Geed Hoosti Fariisteen Ma Aynan Somaysan Qorshe Siyaasadeed Dawladeed (Waa Runtiis Daawo Falanqaynta Siyaasadda Somali-cable)

Filed under: Important News,Wararka |

sanitor mustaf qodax
Bil xaqiiqiyan waxaa xaqiiqa in dalalka soo koraya oo idil loosoo maleego qorshe siyaasadeedka uu dalku ku shaqaynayo, oo shukaanta waxaa badi laga hayaa meelo fog fog.¨
Dabcan shacabka dalalka soo koraya shukaanta dhanka loo wado si tartiib tartiiba wax waa uga badeli karaan, waa hadday shacab soo jeeda yihiin.
¨Hase yeeshee Sanitor Qodax ayaa arrinkaas durba fahmay oo qeexay.

Hoos ka eeg dooda Xasan Cadde Somali Cable.

One Response to Sanitor Qodax:Soomaaliya Waxay La Dagi La’dahay Qacmo Shisheeye Ayaa Dajiya Qorshe Siyaasadeedka DFS, Ee Soomaali Intay Geed Hoosti Fariisteen Ma Aynan Somaysan Qorshe Siyaasadeed Dawladeed (Waa Runtiis Daawo Falanqaynta Siyaasadda Somali-cable)

  1. Pingback: Xildhibaan Qodax, Oo Si Fiican U Sheegay Guulaha Farmaajo, Dhanka Awoodda | Puntland Observer