Suldaan Barkhad Oo Baaq Nabadeed U diray Beelaha Walaalahaa Ee Habarjeclo Iyo Habaryoonis ee Ceel Afwayn Colaaddu Ku Dhexmartay; War Meesha Aad Isku Laynaysaan Sow Illaahay Ma Joogo Oo Idin Daawan Mayo

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaa cajiib noqotay, dadka Soomaalida oo 100% muslima hadana is laynaya.
Waayo qofka muslimkaa looma banayn in uu qofkale oo muslima dhiigiisa daadiyo, waxaana illaahay noo sheegay xitaa kan qalbiga gashada in uu qofkale oo muslima dilo ama dulmiyo in aakhiro lala xisaabtami doono.
Waxaana kaba sii xun markaad xabad kusoo dhifato ruux Soomaaliya, hadana waxaaba kasii xun markaad xabad kusoo dhufato ruux Soomaaliya oo aad waliba isku beel tihiin, hadana daris tihiin, waa colaadaha ugu xanuunka kulul.

Suldaan barkhad ayaa ugu baaqay beelaha walaalahaa ee Habarjeclo iyo Habar Yoonis in ay colaadda joojiyaan.

One Response to Suldaan Barkhad Oo Baaq Nabadeed U diray Beelaha Walaalahaa Ee Habarjeclo Iyo Habaryoonis ee Ceel Afwayn Colaaddu Ku Dhexmartay; War Meesha Aad Isku Laynaysaan Sow Illaahay Ma Joogo Oo Idin Daawan Mayo