Xasuus Heesihii Hore ee Soomaalidii Caafimaadka Qabtay (Axmed Mooge Iyo Magool)

Filed under: Heeso,Important News,Wararka |

mogaool iyo axmed mooge
Waa heeso haddaad dhagaystid aad caro la daandaamaysid, siday Soomaalidii hore hal abuul u lahaayeen, sidii ay isku jeclaayeen, iyo xaaladda Soomaalida ee maanta.
Waa kaaf iyo kala dheeri.
Illaahow u naxariiso abwaanadaas taariikhda dahabigaa nooga tagay.