Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Mideeynta ummadda Soomaaliyeed waa billowga hawsheenna; isu-keenidda, xafididda iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed waa horumarka waddankeenna; is-garabsiga iyo wada shaqeeynta waa guusha iyo jiritaanka mustaqbalka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

cabdirashiid cali sharmaake

Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke [Luulyo, 1960]

Uniting the Somali nation is the beginning of our work; bringing and keeping the Somali nation together is the progress of our country; solidarity and working together is the future existence and success of the Somali Republic.

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

23.04.2017