Halkee Caasumad U Qalanta? “W.Q.Maxamuud Xassan Xuseen”
Waxaan mar walba is weydiiyaa tolow ma adiga ayey kugu keli tahay mise waa lugula qabaa. Soomaliya oo la rabo in ay nabad iyo barwaaqo kusoo noqoto sababta…
Maxaa kaaga baxay Khudbaddii Taariikhiga ahayd ee Madaxwayne Xassan Shiikh ee uu Garoowe ka jeediyay 28.5.2013
Bismillah. Runtii Illaahay hadaayee Madaxwayne xassan Shiikh Maxamuud wuxuu ka jeediyay maanta Khudbad Taariikhiya Magaaladda Garoowe. Khudbadda Madaxwaynaha ayaa waxaa ka muuqday cadaalad iyo in ay ka-go’antahay in…
Jeneral Cabdirisaaq Cusmaan Baadiyoow: Faroole hadda Qasri buu samaystay wuxuuna iska dhigayaa Siyaad Barre, Xassan shiikh yaanu marin wadadda faroole Dhagaysi waraysi xasaasiya
Baryahan ayaa waxaa aad usoo badanaya siyaasiinta kasoo jeedda Puntland oo diidan Diktaatooriyadda uu faroole wado iyo Heshiiska uu lagalay Maraykanka oo lamidda kuwa Boqortooyadaha dhulka Carabaha Xooga…
Gabay: Waxaa bilaabatay Silsilad ay isugu jawaabayaan Madaxda Soomalida (Xassan Shiikh Maxamuud, Axmed Madoobe, Ismaaciil Geele, Siilaanyo, Faroole) (W.Q. Nuuradiin Buryar Faarax Gabay) Akhri.
Sida ay Soomaalidu caan ku tahay, abwaanadda Soomaaliyeed waxaa ay suugaantooda ku cabiraan, kuna tusaaleeyaan dadkooda markasta xaaladda lagu jiro, iyaga oodadka umuujiyana wax badan oo aan shacabka…
Beelihii Deganaa Jubbaland 1913 (Boni, Gale, Somali Darod, Somali Isaaq, Hawiye iyo Dir) Akhriso wixii ingiriisku xiligaas ka qoray dadkii daganaa Jubbaland oo lasoomaaliyeeyay: Qoraa F. Elliott
Akhristow Qoraalka oo English ah Halkaan ka daalaco Laakiin hadaan nuxurka asagoo Soomaaliya kuu soo koobo. Qoraha ayaa kukoobay dadkii xiligaas deganaa Jubbaland in ya u badnaayeen Daarood,…
Saadaq Eenow: hadii aan hadda laga hortagin dabarka faroole 50 sano oo socota la iskma furidoono, Eenow oo hadda un garawsaday wixii Musharax Gablax iyo Golaha Samatabixintu ka Digayeen sanad iyo Bar Daawo Barnaamij Xiise leh
Musharax Cabdiraxmaan Gablx iyo Musharxiintii kale sidda Dr Gaagaab iyo General C/llaahi Samatar ee doonayay in-ay ka qaybgalaan tartan madaxwayneedkii Puntland ee 2012, ayaa shacabka puntlad usoo bandhigayay…
1913: Jubbland iyo beelihii deganaa 1913 (JUBALAND AND ITS INHABITANTS) akhriso wixii ingiriisku uu ka qoray 1913 beelihii deganaa jubbaland, oo noqday beelaha Daaroodka waa cadaymo iyo buugaag Akhriso
Puntland observer ayaa isku dayaysa in ay raadiso warar xaqiiqa oo bit by bit ah oo kusaabsan beelaha asal ahaan degi jiray jubbaland kuwa hadda degan, sidda la…
Wikileaks Muxuu ka daabacay Puntland-America (Siraha qarsoon)
Inkasta oo inta badan ladaabacay siraha dahsoon ee uu helo WIkileas, hadana waxaa jira kuwo uu daabacay oo aan soo shaacbixin. Warbixintaan hoos ku daabacay oo ku qoran…
Beelaha Soomaaliyeed xal maloo helikaraa, Beeshii xaqdaro wada, beeshee Boob wada
Waxaa hadda aad moodaa in baryahaan Beelaysigii dib usoo laabtay, isla markaana ay jiraan qaar baddan oo shacabka aan runta u sheegayn. Soomaaliya waxa halkaa dhigay waa qabiil…
Nabadoo Xaarin: Boogaan Dhayaynay idinkaana Danqiyay, ananna diirkaan ka qaadaynaa; Xaarin ayaa fariimo cad cad u diray Dawladda Dhexem iyo Salaadiinta Beelaha hawiye Talooyin iyo Digniino kulkululna u diray Dhagayso Arimo badan
Halkaan ka dhagayso warsaxaafadeedka nabadoon CabdiCasiis Yuusuf Xaarin oo ah mid kamidda Nabadoonadda ugu caansan Maamulka Puntland gaar ahaan Nabadoonadda Gobalka Mudug. halaakn ka dhagayso Ama Moobaylkaaga…
Nabadoonadda Gobalka Mudug oo ku goodiyay in ay Puntland ka go’ayso Soomaaliya hadii aan sidda waxloo wado wax laga badalin (Dhagyso)
Nabadoon Cabdicasiis Xaarin oo ku hadlaya afka Nabadoonayadda Gobalka Mudug ayaa maanta aad ugu nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay in ladhowro wixii la isku darsaday hadiise la dhowriwaayo ay…
Waa kuma Madaxwayne Xassan Shiikh, Maxaadse kataqaanaa Muhiimadda shacabka oo ladarso oo lakala xulo, si loo helo dadka dunta wanaagsan iyo in qofkasta illaahay hibo gooniya siiyay iyo sidda looga faa-iidauysto.
Maqaalkan waxaan si kooban ugu falanqaynaynaa muhiimadda ay leedahay daraasado lagu sameeyo bulshadda si loo kala sooco oo loo ogaado qofwalba meesha uu ku wanaagsanyahay,si looga faa-iidaysto shakhsi…
Maqaal gaaban: Maxaa lagu xasuusan doonaa Madaxwayne Faroole (what will be the legacy of Presedent Faroole)
Wadamadda horumaray ayaa aad u daneeya oraahda (what will be the legacy of this president after his term of office ends) oo Micnaheedu yahay maxaa lagu xasuusan doonaa…
Dr gaas oo aad u weeraray Isdaba marinta Faroole iyo Qaabka qaldan ee ay maamulka Faroole u maamulayaan Doorasha kusheega beentaa (Dhagayso)
Dr Gaas ayaa markii ugu horaysay aad runta uga sheegay Qaabka ay hadda maamulka Faroole wax u wadaan. Waxaa waraystay Radio Horseed Dhagayso. Halkaan ka dhagayso waraysiyadda oo…
Sidee xal lowgu helikaraa Siyaasadda Somalia iyo Somaliland, shirka Turkiga kasocdase wadadii saxda ahayd mahayaa.
Arimaha Soomaaliya oo dhan ayaa aad u adag in xal loo helo maadaama ay jiraan arimo badan oo uu ugu horeeyo Fakhrigu. Laakiin hadii xal loo helilahaa arimaha…
Hay-adda Koolo oo uu Maraykanku maalgaliyo oo Garoowe kawadda barashadda Dustuurka Federaalka, waxay wado ma wax la aamini karaa(Warbixin)
Waxaynu xasuusanaa in Maraykanku si kal iyo laaba u taageeray markii Faroole si bareera ugu tuntay sharcigii iyo Dastuurkii Puntland, waxaana xasuusunaa 8.1.2012 oo uu Faroole kudhawaaqay in…
Fadeexad Gaalkacyo oo laga hor istaagsan yahay ciyaaraha K.Kolay ee Ugandha (Akhriso Emailo Sir ah)
 FASHIL: XSKK oo Mar kale joojiyay in Galkacyo kaqeyb gasho Cayaaraha Kampala (Cadeemo) Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga ayaa Maalmihii ugu danbeeyay waxaa kadhex taagnaa is-dhexyaac dhinaca Maamulka…
Musharax Aqoonyahan Gablax muxuu kusoo kordhiyay siyaasadda Soomaalidda (warbixin muhiim ah)
Aqoonyahan siyaasi Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Gablax oo isku soo taagey u tartanka musharaxnimadda Puntland waxa uu siyaasadda Soomaalidda kusoo kordhiyay arimo aynan horay Soomaalidu waxba kala socon, inta…
Sidee xalwaara lowgu helikaraa arimaha Jubooyinka (Diyaariye Ibrahim Sh Maxamed Gablax)
Cadaaladda oo waxwalba lagu saleeyo kaliya ayaa lagu maarayn karaa arimaha dhibka faraha badani ka taaganyahay ee Jubbooyinka. Sidee cadaalad hadaba loo helikaraa maadaama ay Beelo farabadan sheeganyaan…
Maxaad kala socotaa Cadaalad daradda Diyaaradda Jubba-airways (Dubai Gaalkacyo ama Dubai Barbara, ama Dubai Boosaaso waa 314$) Halka Dubai Mugadishu uu kayahay tikidhku 180$) Akhri warbixinta
Bismillah. Illaahow mar un xaqa natus, waxaaad moodaa Soomaalidii in ay meelkasta oo aad u dhaqaaqdo wax isdaba marin iyo cadaalad iyo xaqdaro, iyo xoolo xaareemeed cunid ay…
Dastuurka Jubbaland (akhri)
HALKAAN KA AKHRI DASTUURKA JUBBALAND Runtii waa Dastuur aad u dhamaystirin, waxaanan dusha ka eegay muddo aad u ugaaban, marbaanu shacabka soomaaliyeed la qaybsan doonaa faahfaahin dheeriya. Laakiin…
Finland dal kudayasho mudan (Warbixin kooban qaabka ay u shaqeeyaan 320 Dawlado Hoose oo madaxbanaan, 19 Gobol iyo Dawladda Dhexe) ka faa idayso.
Puntland-observer waa warbaahinta kaliya ee isku xilsaartay in ay shacabka Soomaaliyeed ee mudadda dheer nidaam la’aanta ahaa ay si mutadawacnimo ah ugu furto indhaha. Fadlan nala shaqee oo…
Isbar bar dhigga Koonfur galbeed iyo Jubbaland (War bixin Faah-faahsan)
Maamulka kumeelgaarka ah ee Goboladda Bay iyo bakool ayaa waxaa ay haatan taagan yihiin Quus iyaga oo khilaafkoodu gaaray meeshii ugu saraysay. Khilaafka soo kala dhexgalay maamulka lasoo…
(Akhri oo ka faa-iidayso warbixin muhima falanqayn qaabka xukuumadda loola xiaabtamo) Halyay Aqoonyahan Xildhibaan Jeesow oo noqday Xildhibaanka kaliya ee saxdaa, oo diiday Diktooriyadda aan dastuurka waafaqsanayn ee Saacid Dhagayso
Sidda aduunka lagu yaqaan, ama aduunka shacabku awooda wadanka leeyahay lagu yiqiin, wadanka waxaa ugu awoodda baddan Golaha sharcidajinta ee Baarlamaanka, waayo iyagaa asala oo shacabka matala, Mataln…
Qaarkamidda Beelaha Soomaalidda oo diidan Nidaamka Federaalka, iyo Warbixin Qaabka 400 ee Degmooyinka Finland ee Madaxabanaan ushaqeeyaan, Aqoonyahan waxkadhiga Jaamacada Safana oo Diiday Nidaamka Federaalka. Dhagayso
Nidaamka Federaalka oo ka hirgalay aduunka dacaladiisa oo waliba ay aad ugu najaxeen wadamadii ku dhaqmayay ayaa waxaa soo badanaya dadyow farabadan oo diidan, iyagoo aad moodid in…
Gudoomiha Saxafiyiinta Puntland iyo Soomaaliya Burhaan Axmed Daahir Afrax muxuuu kayiri Idaacadihii laxiray Dhagayso
Burhaan Axmed Daahir Afrax Gudoomiyaha Ururadda Saxafiyiinta Puntland iyo Soomaaliya ee map iyo Nusoj, ayaa si Geesinima ah u sharaxay muhiimadda Saxaafadda iyo in wadanka ay shacabku leeyihiin,…
Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Halyay aan waligii Puntland u dhalan oo Geesiya Xasuus Talooyinkiisii Maantay rumowday (Dhagayso talosoojeedintiisii)
Maxaad ka xasuustaa Halyayga East Africa Mudane Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad, oo ay Xassad ku noqdeen kuwa wiilasha yar yar ee Diktaatoorka Puntland Xukuma u shaqeeya oo Diidaya…
Soomaalidu Ma Qawmiyad baa mise waa Qabiil kamidda Qowmiyadda Kushitiga WWarbixn kooban oo Muhima fadlan ka fa idayso oo akhri)
Bismillah. Dad badan baa layaabaya su’aashan, laakiin waxaan maanta idiin cadaynayaa in ayan Soomaalidu Qowmiyad ahayn ee ay wadatahay Qabiil ka mida Qowmiyadda Kushitiga oo lasiman Qowmiyadaha Xabashida,…
Maxaad kataqaanaa Boqortooyadii Kushitiga (kush Kingdom, Kush impire) Soomaaliduse ma Kushitic baa asalkoodu?
Qormadan waxaa waxaa ladiyariyay 2007, waxaana waagaas diyaariyay Ibrahim Sh Mohamed Gablax, qofkasta waa u banaantahay in uu daabaco, laakiin uu muujiyaa cidda aasakeeda iska leh. Maxaad kataqaanaa…
Heesta maanta Puntlandobserver idiin soo xushay SOMALI RAXANWAYN FANAANKA MUSTAFA (Daawasho wanaagsan Heestii Guul Xamar kisheegooy hal idiin garaabooy)
Waa hees uu fanaaanka wayn ee Mustafa uu ka qaaday shirkii Carta si uu u gubaabiyo Soomaalidii shirka kasoo qayb gashay…
Waa nin noocee ah Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Maxamed Yuusf Jaamac Tigay
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusf Jaamac Tigay waa shakhsiyaadka farakutiriskaa ee ay ka go’antahay in horumar la gaarsiiyo deegaanadda Puntland, waxaanna lagu xasuusan doonaa Haykalkiisa siyaasadeed marka Jagadaas…
Magaaladda Gaalkacyo oo ay kusoo xoogaysanaayaa Dhalinta Hidaha iyo Dhaqanka ku Labisata (Sawirro)
Magaaladda Gaalkacyo ayaa maal mahaan danbe waxaa kusii xoogaysanaya dhalinyaradii oo aad ugu soo laabanaysa xirashada Dharka hidaha iyo dhaqanka ee Soomaaliyeed. Dhalinyaradaan ayaa waxaa ay ku faanayaan…
Dowladda hoose ee Burco oo soo bandhigtay Cagafcagafyo iyo Gaadiid kele oo ay Soo iibsadeen mudadii yarayd ee ay xukunka hayeen maadaama si saxa ay dadka deegaanku kusoo doorteeen
Marka Hoos kadhis kor u dhis cadaalad kusalaysan iyo isreeb reeb saxa oo aan qolo gadaal ka maamulayn, ee au shacabku si saxa ugu tartamayaan dabadeena halkaas uu…
Faroole oo doonaya in uu Xeerar cusub ku xakameeyo Saxaafadda madaxa banaan iyo Suxufiyiinta oo arinkaas walaac ka muujiyay
Xeerkii in muddo ahba warbaahintu sugaysay, wasaaradda warfaafinta ee Puntland-na ay diidday in ay saxaafadda usoo bandhigta ayaa ugu dambayntii warbaahintu waxay heshay Nuqulkii u dambeeyay ee wasaaraddu…
Fadeexad: Maxaad kala socotaa wararka sheegaya in Dawladdda Qadar ay Xasn Shiikh Maxamuud ka Codsatay in uu nin ay Doonayaan loo magacaabo Sirdoonka Soomaaliya, warkaan haduu saxyahay Dastuurka ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Xilka laga qaado Akhri Warbixin xasaasiya
Puntlandobserver ayaa marar badan usoo bandhigtay shacabka Soomaalidda sidda ay muhiim u tahay in Saxaafadu Madaxbanaanaato waayo saxaafadu waa waardiyaha Dalka Soomaaliya, cidii Saxaafadda afka qabato waa dad…
Hees Khaatumo State oo ay qaadayaan Dalays iyo Nakruuma oo uu Miraheeda leeyahay Daahir Calasow Daawo
Erayadii Daahir Calasow Codkii Khadiija Dalays Codkii Faadumo Nakruumo Codkii Cumar Bongo Heestan oo ay Fanaaniinta caanka ahaa ka qayb qaateen ayaa lagu taageerayaa Maamulka Khaatumo State…
Qaybi oo xukun (Divide and rule) qaabkii ay Siyaad Barre iyo Mingiste isugu adeegsadeen, iyo Beesha Irrir Samaale oo Beesha daarood marar badan u adeegsatay (Akhri maqaal xiisa badan)
AFEEF: Maqaalkan waxaad wax badan ku arki doontaan Horgale, marka horgale waa shakhsi hogaan laga dhigay oo aan ku iman rabitaanka shacabka uu matalo, ee qolo ay meesha…
Waligaa ma akhrisay Dastuurka Soomaaliya, maanta halkaan ka eeg Qaybaha Quseeya Federaalka
Halkaan ka akhriso Dastuurka Soomaaliya oo dhamaystiran Waxaa shakhsi kasta oo Muwaadin Soomaaliyeedda ku waajiba in uu Guriga dhigto Dastuurka Soomaaliyeed, waxaanna Shakhsi kasta ku waajibba in uu…
Berbera Magaalo u Dhamaystiran Maamul iyo Horumar Haldoorna heshay:Qalinkii: Weriye Axmed Muuse (sakaaro)
Magaalada Berbera oo ay ku taal Dekeda Wayn ee Caalamiga ah isla markaana ah isha koowaad ee dhaqalaha Dalkani Somaliland, ayaa ah Magaalo la odhan karo waxaa ka…
Ergayga Maraykanka oo ku taageeray ama cadeeyay in uu asagu hoosta ka wado Cabudhinta iyo Cadaalad Daradda uu kawado Puntlanmd Faroole , waa maxay Sababtu
Sidda aan lasocno markii dhibaato yar kadhacdo Kenya waxaad markiiba arkaysaa dhamaan wadamadda reer Galbeedka oo aad uga damqanaya, laakiin Soomnaaliya oo dhib aad uwayn haystay 22kii sano…
Maxay Soomaaliya la dagi la’dahay, maxaase u sababa in rajadu maalinba maalinta ka danbaysa siixumaato(Akhri warbixin muhimma)
Waxaa aan kusoo koobayaa jawaabta su-aasha kore Cadaalad darraa u sababba burburka Qarankii Soomaaliyeed, illaa dhanka cadaaladda awoodda la isug geeyana rajadu maalinba maalinta kale waa kasii xumaanaysaa.…
Faroole oo Codsaday in labadalo Qodabadii Doorashooyinka ku saabsan ee kala ah,Qodobka 3aad, Q-4aad, Q-9aad, Q-18aad. Q 23-aad iyo Muxuu kayiri Sanad kahor Gablax (Dgagayso)
Shalay ayaa waxaa Baarlamaanka Puntland ka codsaday in Qodobadii Dastuuriga ahaa ee kusalasnaa qaabka Doorashooyinku Puntland uga dhacayaan. Mucaaradka Puntland ayaa aad uga doodayay muddo sanadda in aynan…
Maxaad ka taqaanaa Xukunka Dalka oo lakala Qaybsho(Separation of powers- waa Demoqraadiyadda saxdaa) ama xukunka Dalka oo Koox ama shakhsi gacanta ugala(authoritarianism) (Akhri maqaal xiisa baddan)
Puntland-observer waa warbaahinta kaliya ee Doonaysa in ay Soomaalidda indhaha u furto oo wadadda saxdaa ay qaadaan Soomaaliduu, marka fadlan nala shaqeeya oo nagala qaybqaata shaqadaas (Jazaakumullaah). Ujeedadda…
Qormo Xasaasi ah oo Puntland ku saabsan “A R R I N X U M O A B A A R K A D A R A N” (W/Q: Qoraa/Xildhibaan C/qaadir Faarax Bootaan)
Galkacyo:- March 18, 2013 “A R R I N X U M O   A B A A R   K A   D A R A N” Qormadaani waa midaan…
DF. Somalia oo hishiis Cidan lasaxiixatay Sudan iyo Casho sagotin ah oo losameyey W.G.Somalia (Sawirro+Warbixin).
Dowladda Sudan iyo Dowladda Somaliya ayaa waxaa ay kala saxiixdeen Hishiis dhica hormarinrinta ciidamanada Qalbka…
Xukuumaddu wali goonyaheeda ma eegin. (W.Q. Axmed Yaasiin Maxamed Sooyaan)
Wali xukuumaddu goonyaheedaba ma eegin! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 21 2013 [Dowladda Federal-ka: Gole…
Cadaado:- Shaqsiyaad iyo Ururo lagudoonsiiyey Shahaado Sharaf
Magaalo madaxda Mamaulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu sharfayey shaqsiyaad iyo…
Ururka Somali Youth Peace Initiative Oo Kulan Ciyaared lugu xusayo 15ka May kampala ugu qabtay Gaalkacyo iyo Muqdisho.
15ka may oo ah maalintii la aas aasay urukii Dhalin yarada soomaaliyeed ee SLY ayaa…
Musharax cusub oo usoo istaagay xilka madaxnimad dowladda Puntland (Warbixin+Sawirro)
Maanta ayaa magaaladda Gaalkacyo waxaa ka qabsoontay Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhawaynayo…
Dhalinyarada Gobolka Mudug oo Soo saaray Baaq ku Wajahan Dhamaan Qaybaha kala Duwan ee umada Reer Puntland .
Baqaqii Dhalin yarada ayaa waxaa uu u qornaa sidan. BAAQ KU WAJAHAN DHAMMAAN…
Shirkadda Golis oo Shaacisay Adegyo Cusub iyo kuwii hore oo ay Casriyey.
Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Shirkada Golis Gaalkacyo ayaa waxaa ay maanta ku qabatay Magalad Gaalacyo qaddo Sharaf ayada oo…
Odayaal iyo waxgarad gaalkacyo kulan ku yeeshay oo ku taageeray hadalkii dhowaan uujeediyey madaxweynihi hore ee Puntland Gen.cadde muuse Xirsi.
Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Magaaladda Gaalkacyo waxaa maantey kulan ku yeeshey qar ka mid ah odayaasha iyo waxgarad ka…
28 arad oo ka Qalinjabisay jamacada Puntland Unuversity of Science And technolongy Gaalkacyo.
Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Tiradan ardayda ah ee maanta ka qalinjabisay jamacada ayaa waxaa ay baratay luuqada englishka iyaga…
Shirka London Waa Shirqoolka Somalida (Dad aan Tashan Waa loo Talin) W/Q:- Farhan Yasin Mire (Isqootax).
Waxaan Rabaa inaan Bayaaniyo Dhibaatada Somalida haysata iyo Sida Wadamada Galbeedka ay uga faa’iidaysanayaan Qoraalkaan…
Ururweynaha Al-qa’idda oo xaqiijiyey Geerida Amriiki (Muxuu sababsaday?).
Iyada oo ay mudooyinkii danbe soo xoogaysanayeen walaacka ka dhextaagan xarakadda shabaab ayaa waxaa hadan…
Banaanbaxyo hareeyey magaalooyinka Boosaso iyo Qardho! (Sawirro)
Banaanbaxyo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u farabadana ayaa maanta waxaa ay ka dheceen magaalooyinka…
Gen Cade muuse: waa in qaabkii hore doorashadda puntland u dhacdaa oo ay 66 Xildhibaan soo doortaan Madaxwaynaa (Dhagayso)
Shirjraa-id oo uu qabty Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen Cade Muuse ayuu mawqifkiisa ku cadeeday…
CIGII FAROOLE IYO CABAADKII XASAN CULUSOW! (w.Q. Mohamed Abdi Walli Hassan) Inbox x
Ka dib markii aan dhagaystay Khudbadihii kala duwanaa ee ay jeedinyeen Madaxwayne Faroole iyo Madaxwayne Xasan…
Gu.gobolka Nugal oo la hadlay federaalka
Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaaladan Garowe,…
Bayaan ay soo saaren odayaash Gobolka Mudug
SHIRKII ODAASHA GAALKACYO 07/05/2013 BAAQ Shalay 07/05/2013, ayaa magaalada Galkacyo waxaa lagu qabtay shir ay…
Gen: Cadde Muuse Boqor oo Maanta Jir Ja’raaid Qabtay (warbixin).
Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland mudane Cadde Muuse Boqor, ayaa waxaa uu maanta qabtay shir…
Madax-weyn xigeen Puntland C/samed Cali Shire oo Boosaaso Gaaray.
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ayaa waxaa uu gaaray magaaladda Boosaaso ee Gobolka Bari, kadib markii ay…
Isbitaalkaweyn ee Gobolka Mudug oo howlo caafimaad ka fuliyey Daarasalaam iyo Riig oomane (Daawo Sawiro+Quruxda deegaanka)
Koox dhaqaatiir ah oo uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Isbitaalka weyn ee Gobolka Mdug Dr.Maxamed…
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo aqoon iswaydaar uga socdo Uganda (Sawirro).
Labao maalmood kahor ayaa waxaa Garoonka diyaaraddah ee C/lahi Yusuf Internation Airport kasdhoofay wafdi uu…
Maxaa ugu muhiimsanaa Wax yaabihii kasoo baxay kulankii London? (Sawiro+warbixin)
Kulaka london ee 7 May ayaa waxaa uu ahaa kulan ay ka qayb gashay Dowladda…
Siyaasi Lugud oo kasoo jeeda Beesha Mareexaan; Madaxwayne Xassan waa aabaha Qabyaaladda (Dhagayso)
Halkaan kadhagayso waraysiga ama Moobaalkaaga…
Halkee Caasumad U Qalanta? “W.Q.Maxamuud Xassan Xuseen”
Waxaan mar walba is weydiiyaa tolow ma adiga ayey kugu keli tahay mise waa lugula…
Gaalkacyo:- Bombo lagu weeraray Saldhiga miir.
Saldhiga miir ee magaaladda Gaalkacyo ayaa caawa waxaa lala beegsaday weerar Bombaano, weerarkaas oo aan…
Dadka Deegaanka iyo Maamulka DegmadaXarfo oo dayactir kusmaynaya meelaha laamigu ka burburay ee gudaha Degmadaas (Sawiro).
DegmadaXarfo oo katirsan Gobolka Muudg ayaa waxaa kasocda olale balaaran oo ay isku kaashanayaan Maamula…
Wariyayaasha Puntland:- Nama Matalaan Kooxda London u aaday in ay matalaan Saxafiyiinta Soomaaliya “Bayaan+Sawirro”
Wariyaasha ka hawlgala deegaanada Puntland ayaa maanta kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen magaalada Gaalkacyo…
Gaalkacyo Oo Wacdaro ka dhigtay koob Kolayga ee Magaaloyinka Bariga iyo Bartamaha Geeska Africa.
Tartanka koobka Basketballka ee magaalooyinka Bariga iyo Bartamaha Geeska africa oo si habsami leh uga…
Wafdi uu Hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Uganda udhoofay (Warbixin+Sawirro).
(Gaalkacyo: Puntlandobserver)Maanta ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha C/lahi Yusuf International Airport waxaa ka dhoofay wafdi balaaran…
Kulan Looga hadlayo dhibaatada dhaqan dhaqale oo Muqdisho Ka dhacay (Sawirro)
Kulan looga hadlayo arimaha burcad badeeda Soomaaliya, oo uu soo qaban qaabiyey Ururka SAPIC ayaa…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Dalka Dib ugu soo laabatay
Madaxweynaha DFS ayaa maanta waxaa uu dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho, kadib Safaro uu…
Nabadoon Dhangad, oo eedayn usoo jeediyay Nabadoonadda Beelaah Hawiye(Dhagayso)
Nabadoon dhangad oo kamidda Nabadoonadda Puntland ayaa aad u dhaleeceeyay Nabadoonadda Beelaha Hawiye oo uu…
Eng Faysal Cali waraabe(Qanyaraha Somaliland): Shirka Kismaayo yeelimayno Gaarisa Garowe Jigjiga iyo Kismaayo in la isku xiro, Xassan Shiikh Wuxuu katirdsanyahay Damjadiid wuuse isqarinyaa, Shirka Turkiga May ahyn wixii kulmay Irir (Dhagayso waraysi Xassaiya)
Eng Faysal Cali waraabe oo aan marnaba qarsdan waxa calooshiisa kujira ayaa arrimo farabadan uga…
Barre Hiiraale shirkuu kusoo biirayaa Gudiga maamul usamaynta Shirka Jubooyinka oo laga waraystay arimo badan (Dhagayso)
Halkaan ka dhagayso warbixinta ama Moobaalkaaga…
Madaxwayne Xassan Shiikh oo markii uu kadagay Ethiopia uu Airaboorka kusoo dhaweeyay wasiirka arimaha Bulshada Dowladda Federaalka Ethiopia mudane C/fataax Sheekh Cabdullaahi. (Daawo)
Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa airaboorka kusoo dhaweeyay markii uu kadagay Garoonka Bole wasiirka…
Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dowlada Puntland ayaa maanta 02 May 2013 bilowday barnaamij ku saabsan dejinta qorshaha shanta sano ee soo socda
Puntland oo qorshaha 5-ta sanno soo socota dejineysa Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dowlada Puntland ayaa…
Madaxwayne Xassan oo marlabaad ganafka ku dhuftay shirkii Jubooyinka, puntland-na sheegay in loo baahanyahay in dastuurka cusub ee Federaalka lawaafajiyo; Somaliland waxaan ku heshiinay in aan iskaashano (Dhagayso warbinta)
Madaxwaynha ayaa maanta khudbadii uu ka jeediyay Baarlamaanka Qodobo aad u xasaasiya kaga hadlay, iyadoo…
Ururka Midnimo: Doorashadda Puntland ka qaybgali mayno hadii aan maxkamad Dastuuriya lasamayn, aan la xadayn Gobaladda (Dhagayso oo daawo)
Ururka mucaaradkaa ee Midnimo ayaa maanta magaaladda Boosaaso kasoo saaray warsaxaafadeed ku salaysan shuruudo uu…
Ururka The Asha Gelle Foundation Oo Tababaray 50 Gabdhood Magaalada Gaalkacyo.
Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Ururka Caasho foundition oo dhawaan laga dhisay magalada gaalkacyo ayaa waxaa uu maanta markii ugu…
Madaxweyne ku Xigeenka Dawlada Puntland oo Dhagax Dhigay Dhisme Waxbarasho Oo Cusub.
Garowe(puntlandobserver.com):-Madaxweyne ku Xigeen Dawlada Puntland Genral Cabdisamed cali shire iyo Wasiirka Waxbarashada Dawlada Puntland iyo…
Puntland oo Doolar uguurtay oo ka guurtay Shilin Soomaaligii (shaqaalaha iyo Canshuurahana Doolar kubixinaysa) Dhagayso Wasiirka Maaliyadda ee Puntland
Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa sharci ay maanta soo saartay, ku dalbatay in dhamaan canshuuraha…
Madaxweynaha oo digniin u diray marakiibta sida sharcidarada ah uga kaluumeysaneyso xeebaha dalka.
Muqdisho(puntlandobserer,com):-Madaxweyne Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud ayaa digniin u diray maraakiibta shisheeye ee sida sharcidarada ah…
Nabadoon Xaad(Nabadoonka Beelaha Hawiye) oo ku baaqay in Sharuucda Dadku dhigteen ee Puntland latixgaliyo oo ladhawro asagoo ula jeeda faroole, Kismaayana yiri waxaa maamusha Kenya(Dhagayso)
Halkaan ka dhagayso waraysiga oo meelo badan Nabadoon Xaad laga waydiiyay sidda, Puntland, Kismaayo, Shirka…
Fadeexad: daawo 13kii Dhalinyaradii shalay ay Puntland dilka ku Fulisay, iyo Arinkaas oo aan waafaqsanayn Xuquuqul Insaanka
Waxaa wax laga xumaado ah, oo laga naxo in aynan meelna uga qornayn Dastuurka iyo…
Nicholas Kay Ergayga Qaramadda Midoobay u magacawday arrimaha Soomaaliya (Secretary-General Appoints Nicholas Kay of United Kingdom as Special Representative for Somalia)
United Nations Secretary-General Ban Ki-moon today announced the appointment of Nicholas Kay ( United Kingdom)…
Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka oo ku booriyay bulshada iney gacan ka qeystaan dhowrista xuquuqul Insaanka.
MUQDISHO(Puntlandobserver.com):-Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Barlamanka ahna ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Jeylaani Nuur Iikar ayaa…





