WAANO

Filed under: Aqoon-kororsi,MAANSOOYINKA,Wararka |

Advice

 

WAANO

Wadaad iyo ninkii waran lahow, dirir u weel qaada!

Wehel iyo walaal wada socdoo, waana-qaba yeesha!

Wacadkaad isugu dhaarateen, waafi ha ahaado!

Waddankeennu waa fiicanyahaye, cadowga weydaarsha!

Walbahaarka dhiga geesi baan, waabasho aqoone!

Raage Ugaas

One Response to WAANO