Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Aadan Cabdulle Cismaan 'Aadan Cadde'

Mudane Aadan Cabdulle Cismaan ”Aadan Cadde”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho, 01.07.1960

 

Murtida Maanta [Thought of the Day]

 

“Maanta waxaynnu nahay Soomaali. Maanta waxaynnu nahay xor. Talada gacanteenna ayay inoogu jirtaa. Waqtigan aan idinla hadlayo, waxaad tihiin xor. Dawlad idinka gacantiinna ku jirta ayaad leedihiin. Waxaad leedihiin calan. Waa gallad Ilaahay! Waa in aynnu adkeeynnaa oo dhawrnaa.”

 

“Today we are Somalis. Today we are free. The power and the ability to determine our future is in our hands. As I speak with you today, you are free people. You have a government that represents you. You have a national flag. We express our gratitude to Allah. We should have to protect and strengthen our independence.”

 

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

29.01.2016

One Response to Murtida Maanta [Thought of the Day]