Murtida Maanta [Thought of the Day]
(Maxamed), u sheeg addoommadayda in waxa ugu wanaagsan ay yidhaahdaan. Dhabtii shayddaanka baa shaqaaqooyin dhexdooda ku beera; isagu waa nacabka aadanaha.
Qur’aanka Kariimka 17:53 Suuradda al-Israa
(Muhammad), tell My servants to say what is best. Satan sows dissension among them; he is the sworn enemy of human beings.
Tifaftiraha
29.04.2016
Pingback: Murtida Maanta [Thought of the Day] - Daily Somalia Report