Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Aqoon-kororsi,Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Gudcur gudcur ma kaxeeyn karo; ilays qudha baa taa kari kara. Nacayb nacayb ma kaxeeyn karo; jacayl qudha baa taa kari kara.

Martin

Martin Luther King, jr.

Darkness cannot drive out darkness; only light can do that. Hate cannot drive out hate; only love can do that.

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

15.09.2017

 

One Response to Murtida Maanta [Thought of the Day]