Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Aqoon-kororsi,Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Noloshu waa imtixaanka ugu adag. Dad fara badan ayaa ku dhaca waayo waxay iskuddayaan in dadyow kale qishaan. Waxaa ka dahsoon in qof kasta leeyahay waraaq weyddiimeed u gaar ah.

Magaclaawe

murtida-maanta

Life is the most difficult exam. Many people fail because they try to copy others, not realizing that everyone has a different question paper.

Unknown

 

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

13.11.2017

 

2 Responses to Murtida Maanta [Thought of the Day]