Murtida Maanta [Thought of the Day]
Suurtaggal weeye in qofku qiyaastii afartan casho cunto la’aan noolaan karo, biyo la’aan ilaa iyo saddex casho, hawo la’aan ilaa iyo siddeed daqiiqadood, hayeeshee ilbiriqsi qudha weeye intuu rajo la’aan noolaan karo.
Summadlaawe
Man can live about forty days without food, about three days without water, about eight minutes without air, but only for one second without hope.
Unknown
Tifaftiraha
29.03.2018