Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Aqoon-kororsi,Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Webiyada, balliyada, harooyinka iyo durdurrada – giddi magacyo kala dudduwan bay kala leeyihiin, hayeeshee dhammaantood biyo ayaa ku jira. Siday diimuhuba falaan – kurtood xaqiiqooyin ayay xambaarsanyihiin.

Muhammad Ali

Muhammad Ali

Rivers, ponds, lakes and streams – they all have different names, but they all contain water. Just as religions do – they all contain truths.

 

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

01.05.2018