Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]
Dalkeennu goob haliseed ayuu noqday, sababtuna maaha kuwa shar-wadayaasha ah, waxayse arrintaasi ku suurtaggashay waa kuwa iska daawada waxa dhacaya oo aan waxba ka qabannin.
Our country has become a dangerous place, not because of the evildoers, but because of those who watch what is happening and do nothing about it.
Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed [2004-08]
President Abdullahi Yusuf Ahmed