Murtida Maanta [Thought of the Day]
Waxaynnu u baahannahay in aynnu colaadda dalkeenna ka jirta joojinno. Waxaynnu u baahannahay in aynnu miis wada fadhiisanno oo wada hadallo. Waxaynnu u baahannahay hannaan dib-u-heshiisiin oo guul leh, taa oo badhitaar siisa nabadda iyo bulsho badhaadhe leh. Waxaynnaan u baahnaynse waa dagaal sokeeye oo aan dhammaannin oo cid ka faa’idaysaa jirinnin.
We need to bring an end to the fighting inside our country. We need to sit down at a table together and talk. We need a successful reconciliation process which builds peace and a prosperous society. But what we don’t need is an endless civil war which no one would benefit from it.
Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed [2004-2008]
President Abdullahi Yusuf Ahmed