Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]
Kolkaad dhimato, garan maysid in aad go’day. Keliya dadka kale ayaa murugooda oo xaaladdu ku adkaataa. Kolkaad hawtulhamag tahay suuraddaasoo kale ayaa kugu dabbaqmaysa.
When you are dead, you do not know you are dead. It is only painful and difficult for others. The same applies when you are stupid.
Philippe Geluck