Home » Search results for: “miisaaniyad”

Shacabka Puntland oo Qayb wayn kaqaadanaya in aynan Puntland doorasho xalaala kadhicin, ama wadadda isbadalka lagu raadinyo Caqabadda 1aad ku ah (Akhri Cadaymaha oo is

Comments Off on Shacabka Puntland oo Qayb wayn kaqaadanaya in aynan Puntland doorasho xalaala kadhicin, ama wadadda isbadalka lagu raadinyo Caqabadda 1aad ku ah (Akhri Cadaymaha oo is

Waxaa lagu jiraa xilligii ladoonayay in waxwalba laga hormariyo Qadiyadda iyo danta guud ee Puntland. Waxaad arkaysaa shacabkii oo durbaankii Qabyaaladda garaacaya. Xiligaan waxaa loobaahanyahay in si siman oo daacadda loo tartansiiyo Musharaxiinta jagadda isku soo taagay, waa xili loo baahanyahay in Musharax kasta lawaydiiyaa Su’aalo adag oo kuwajahan hadafkii siyaasadeed ee uu doonayo in […]

Continue reading …

Musharax Cali Xaaji, Maareyihii hore ee Shirkadda Golis ayaa maanta ku dhawaqaay Musharaxnimadiisa isla markaana jeediyay Khudbad dheer oo kusaabsan haykalkiisa iyo hiigsiga isbadal ee uu damacsanyahay in uu Puntland ka hirgasho. Musharax Cali Warsame ayaa aad uga sheekeeyay sababta Puntland loo aas aasay oo uu kusoo koobay in ay ugu muhiimsanayd sidii Dawladii Dhexe […]

Continue reading …

Puntland oo soo bandhigtay qodabadii Dastuurka wax-looga badalay Akhriso

Comments Off on Puntland oo soo bandhigtay qodabadii Dastuurka wax-looga badalay Akhriso

Puntland ayaa kusuuraysay sababta ay xiriirka ugu jartay Dawladda Federaalkaa inay ugu wayntahay in Dastuurka waxlaga badalay Halkaan ka eeg Qodabadda Dastuurka Federaalka ee in waxlaga Badalay ay oo PDF ah 1 of 4 Qodobada laga Bedelay Nuqulkii Dastuurka ee Rasmiga (Provisional Federal Constitution of Somalia, signed in Nairobi on June 22, 2012) Waxaa diyaariyay […]

Continue reading …

Cuqaasha iyo waxgaradka Gobalka Nugaal oo Codsaday in Doorashadda Puntland ay Sidii hore ee 64 Xildhaan ku dhacdao, Isimadda iyo Madaxwayne Faroole-na Baaq talo soojeedina usoo jeedinaya (Akhri)

Comments Off on Cuqaasha iyo waxgaradka Gobalka Nugaal oo Codsaday in Doorashadda Puntland ay Sidii hore ee 64 Xildhaan ku dhacdao, Isimadda iyo Madaxwayne Faroole-na Baaq talo soojeedina usoo jeedinaya (Akhri)

Qaar kamid ah Waxgaradka iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobalka Nugaal ayaa baaq ay soo saareen Talooyin ku siiyey Issimada Puntland oo lagu wado inay dhawaan yeeshaan shirweyne qaban qaabadiisa socoto. Qoraalkan ayey waxgaradkan iyo siyaasiyiintan talooyin uga bixiyeen arrimo badan oo ku saabsan xaalada Puntland iyo xalinta cabshooyinka ka imaanaya shacabka. Qoraalkan ayaa u qornaa […]

Continue reading …

Puntland oo Doolar uguurtay oo ka guurtay Shilin Soomaaligii (shaqaalaha iyo Canshuurahana Doolar kubixinaysa) Dhagayso Wasiirka Maaliyadda ee Puntland

Comments Off on Puntland oo Doolar uguurtay oo ka guurtay Shilin Soomaaligii (shaqaalaha iyo Canshuurahana Doolar kubixinaysa) Dhagayso Wasiirka Maaliyadda ee Puntland

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa sharci ay maanta soo saartay, ku dalbatay in dhamaan canshuuraha marka laqaadayo lagu bixinayo Doolar iyo in Mushaaraadka Dawladda hadda kadib waxaa lagu bixindoonaa Doolar. Wasiirka maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire oo shirsaxaafadeed maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Garowe ayaa warsaxaafadeed ku faahfaahiyay arinklaan. Arinkaan ayuu wasiirku u cuskaday maadaama […]

Continue reading …
Page 10 of 10« First‹ Previous8910