Home » Search results for: “somali oil”

Sweden oo 300 oo million ugu deeqaysa Soomaaliya sanadkasta 5-ta sano ee Socota Dhagayso

Comments Off on Sweden oo 300 oo million ugu deeqaysa Soomaaliya sanadkasta 5-ta sano ee Socota Dhagayso

Waxaa shalay Galab Magaalada Lund ee dalka Sweden lagu soo gabagabeeyay shirkii sanadlaha ahaa ee 12aad ee aqoonyahanka Dalalka goboilka Geeska Afrika. Gebagabadii shirka ayaa wasaaradda arimaha dibadda ee Sweden waxey kaga dhawaaqday in 300 oo malyuun ay sanad walba ugu deeqi doonto Somalia. Shirkan oo sanadkan looga hadlayay Kheyraadka, Khilaafaadka iyo Nabadda Gobolka ayaa […]

Continue reading …