Home » Search results for: “cali khaliif”

Dhagayso Galaydh iyo Geedi oo laga waraystay Shirka ay Nairoobi ku qabteen ee Mucaaradka

Comments Off on Dhagayso Galaydh iyo Geedi oo laga waraystay Shirka ay Nairoobi ku qabteen ee Mucaaradka

Halkaan ka dhagayso Siyaasiyiin culus oo ku shirayay maalmahaan Nairoobi ayadoo looga shakisanyahay in ay doonayaan in ay Xukunka kula Jalanji gareeyaan Xassan Shiikh; Halkaan ka dhagayso waraysi ay BBC layeelatay labadda Siyaasi. [audio:http://qodob.com/wp-content/uploads/2013/07/Cali-Khaliif.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo isku shaandheeyay Wasiiradda Xukuumadiisa Qaar Cusubna magacaabay Akhri Magacyadda

Comments Off on Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo isku shaandheeyay Wasiiradda Xukuumadiisa Qaar Cusubna magacaabay Akhri Magacyadda

S/No. Title-ka Magaca 1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis 2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade 3. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare 4. Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax (Buureed) 5. Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal 6. Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cabdi Kaahin 7. […]

Continue reading …

Maamulka Degmada Afgooye 1- Gudoomiyaha Degmada C/lahi Cabdi Axmad (iideey) Geledi/Digil 2- G/kuxigenka Nabadgelyada & Siyaasada Mahdi Wacdaan, Hawiye 3- G/kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdi Ileys (Murusade, Hawiye) 4- Gudoomiyaha Samafalka Degmada C/lahi Max’ud Magan Ceyr, H/g, Hawiye 5- Xisaabiyaha Degmada Daqarre waa Duduble, Hawiye 6- Agaasimaha Canshuuraha Bashiir Ceyr, H/g, Hawiye 7- Taliyaha Saldhiga Gaashaanle […]

Continue reading …

Maqaal Qabyaaladaysan (Ma Ogtahay Dagaalka (…) Inay Bilaabeen Reer Puntland!? // Been Abuurka Ururka Sahal)

Comments Off on Maqaal Qabyaaladaysan (Ma Ogtahay Dagaalka (…) Inay Bilaabeen Reer Puntland!? // Been Abuurka Ururka Sahal)

Ninka Maqaalkan qoray wanaag kamuu talin ee Cudurkii Soomaalidda halkaas dhigay, buu sii buunbuuniyay.. Shaki kuma jiro in marwalba ay Soomaalidda garwadeen u ahaayeen dad aan fahan dheeriya u lahayn muhiimadda cadaaladda iyo cawaaqib xumadda cadaalad daradda. Marka sidda ninkan maqaalkan qoray oo soo uruurshay warar kusaabsan cadaalad darro ay sameeyeen Beesha Daarood oo aan […]

Continue reading …