Home » Search results for: “nabadda”

Raxanreeb:DEG DEG: Faroole oo Amray In Saddex Idaacadood oo Puntland Ka Hawlgala Irdaha Loo Laabo (Xog Shirkii Golaha Wasiirada)

Comments Off on Raxanreeb:DEG DEG: Faroole oo Amray In Saddex Idaacadood oo Puntland Ka Hawlgala Irdaha Loo Laabo (Xog Shirkii Golaha Wasiirada)

Garoowe (RBC) Sida ay Raxanreeb u sheegeen ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada maamulka Puntland ee magaalada Garowe, waxaa kulankii golaha wasiirada ee maamulka ay maanta yeesheen looga hadlay saddex idacadood oo ka hawlgala deegaanada Puntland kuwaasoo la sheegay inay jebiyeen amar uu maamulku dhowaan soo saaray. Shirka golaha wasiirada waxaa maanta gudoominayey madaxweynaha Puntland C/raxmaan […]

Continue reading …

Xeerkii in muddo ahba warbaahintu sugaysay, wasaaradda warfaafinta ee Puntland-na ay diidday in ay saxaafadda usoo bandhigta ayaa ugu dambayntii warbaahintu waxay heshay Nuqulkii u dambeeyay ee wasaaraddu diyaarisay. Xeerkani oo ka kooban 18 qodob ayaa intii diyaarintiisu socotay wasaaraddu waxaa ay diidday in haba yaraatee laga talogeliyo daneeyayaasha xeerkan oo bahda warbaahintu ay ku […]

Continue reading …