Home » Search results for: “somoil”

Federaalka oo kala wareegeysa maamulada khayraadka

Comments Off on Federaalka oo kala wareegeysa maamulada khayraadka

– Magaalada Muqdishu ayaa waxaa ka socday bilihii la soo dhaafey shirar lagaga hadlayo sidii dowlada Somalia ula wareegi laheyd awooda maamulista khayraadka [ Shidaalka, macdanta] ku jira degaanada hoos taga maamulada ka tirsan Federaalka. Kulamadaan oo soo marey heerar kala duwan ayaa wararka warsidaha Garowe Online helayo sheegayaan in shirkadaha baara shidaalka ku xireen […]

Continue reading …

Dhagasyo Madaxwayne Faroole: tartan Shidaal baa Soomaaliya kabilowday, hantidda hawadda laguma wareejinkaro DFS

Comments Off on Dhagasyo Madaxwayne Faroole: tartan Shidaal baa Soomaaliya kabilowday, hantidda hawadda laguma wareejinkaro DFS

Dr Faroole ayaa yiri tartan shidaal baa hadda Soomaaliya ka bilowday Muqdisho ayaa heshiis lagashay SOmoil and gas iyo DNA midna layiri dhul Puntland laeedahay baa dhul laga siinayaa midna min Galmudug illaa Jubbaland. Soomaaliyay arinkaas yaanu dhib nookeenin, illaa inta dastuurka laga dhamaystirayo Shirkadahaasna waxaan leenahay kajooga Dhanka hawadda Illaa dawladii faderaalka la dhamaystri […]

Continue reading …

Dhagayso: Somaoil & Gas oo shir balaaran oo Batroolka Badda Soomaaliya looga arinsanyo ku qabatay London

Comments Off on Dhagayso: Somaoil & Gas oo shir balaaran oo Batroolka Badda Soomaaliya looga arinsanyo ku qabatay London

Shirkadda (Soma Oil & Gas) oo ahayd Shirkadii Heshiiska kula gashay Dfs in ay iyadu qaadato masuuliyadda sahaminta arrimaha Batroolka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu shirbakaaran uga farmay magaaladda London, shirkan ayaa lagu cusumay dhamaan shakhsiyaadka Khuburaddaa ii aadka uga warhaya Batroolka Soomaaliya khaasatan shakhsiyaadka Asalkoodu yahay Soomaalidda ee shirkadaha waawayn ee shidaalka dunidda […]

Continue reading …
Page 2 of 212