Home » Search results for: “xaarin”

Nabadoonadda Gobalka Mudug oo kawarbixinaya Shirkii ay Garoowe kula yeesheen Faroole (Dhagayso)

Comments Off on Nabadoonadda Gobalka Mudug oo kawarbixinaya Shirkii ay Garoowe kula yeesheen Faroole (Dhagayso)

Shacabka Puntland ayaa aad uga warsugayay in ay ogaadeen sidii uu u dhacay kulankii dhexmaray Ergadii ka qaybgashay aaskii Boqor Cabdullaahi Kingkong ee Qardho lagu qabtay, kadibna markii ay Garoowe soo marayeen lakulmay Madaxwaynaha Puntland Faroole. Nabadoonadda iyo siyaasiinta Gobalka Mudug ayaa kamid ahaa Isimo iyo siyaasiin Aaskii kadib shir saxaafadeed ku qabtay Magaaladda Qardho […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan faroole oo ku amaanan sidda uu Mucaaradkii usoo dhawaystay

Comments Off on Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan faroole oo ku amaanan sidda uu Mucaaradkii usoo dhawaystay

Waxaa ay inmudo ahba kasugayeen Pulshadda Puntland Madaxwayne Faroole in uu Shacabka ehelkiisa ah ee Taladda Puntland iyo masayrkoodaba masuuliyadeedda u dhiibtay, in uu shacabkaas eheladiisa ah Madaxwaynuhu u jaheeyo wadadda saxdaa ee Cadaaladu ay udub dhexaad utahay. Maanta ayaad Moodaa Madaxwayne Faroole talaabadii uGu wanaagsanayd in uu ku dhaqaaqay kadib markii uu casuumad Quraac […]

Continue reading …

Taageerayaashii Faroole oo marlabaad lasoo shirtagay Nabadoonadda Gobalka Mudug waa Allshabaab (Warbixin)

Comments Off on Taageerayaashii Faroole oo marlabaad lasoo shirtagay Nabadoonadda Gobalka Mudug waa Allshabaab (Warbixin)

Qolooyinka Sidda indhala’aantaa uGu taageera Xaqdaradda iyo kaligi talisnimadda Cabdiraxmaan Faroole ayaa markii labaad waxay lasoo shirtageen Nabadoonadda Gobalka Mudug waxay wada shaqeeyaan Allshabaab. Sideedaba Nabadoonadda Gobalka Mudug waa AHlu sunna, Yaasiin Cabdi Samad waa nin sifiican waligii loo yaqaan waana Ahlu sunna, ama waa nin aan wax urura katirsanayn. Nabadoon Xaarin waa ahlusunna, dhamaan […]

Continue reading …

Nabadoonadda Gobalka Mudug oo Faroole ugu baaqay in uu iska iloobo Xisbiyadda aan sharciga ahayn (Dhagayso)

Comments Off on Nabadoonadda Gobalka Mudug oo Faroole ugu baaqay in uu iska iloobo Xisbiyadda aan sharciga ahayn (Dhagayso)

Nabadoonadda Gobalka Mudug oo hadda ah Madaxda asalkaa ee shacabka Gobalka mudug ay waxka maqlaan ayaa shir jaraa id shalay ku qabtay Magaaladda Gaalkayo. Nabadoonadda oo shalay shir ballaaran isugu yimid si ay wax isaga waydiiyaan qulquladiuhii dhalinyaradda lagu laayay daraadeed. Halkaan ka dhagayso [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/HALKAN-KADHAGAYSO-SHIRKA-JARAA-ID-EE-NABADOONA-.mp3] Amam Moobaalkaaga Nabadoonadda ayaa waxay Talosoojeedin usoo bandhigeen Madaxwayne Farioole. […]

Continue reading …

Nabadoonadda Gobalka Mudug oo ku goodiyay in ay Puntland ka go’ayso Soomaaliya hadii aan sidda waxloo wado wax laga badalin (Dhagyso)

Comments Off on Nabadoonadda Gobalka Mudug oo ku goodiyay in ay Puntland ka go’ayso Soomaaliya hadii aan sidda waxloo wado wax laga badalin (Dhagyso)

Nabadoon Cabdicasiis Xaarin oo ku hadlaya afka Nabadoonayadda Gobalka Mudug ayaa maanta aad ugu nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay in ladhowro wixii la isku darsaday hadiise la dhowriwaayo ay puntland katashanayso oo ay ku dhawaaqayso in ay Soomaaliya ka’go ayso. Waxaa maanta lagu qabtay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kulan looga hadlayay arimaha Maamul u […]

Continue reading …
Page 2 of 212