Home » Search results for: “miisaaniyad”

Akhri Miisaaniyadda DFS

Comments Off on Akhri Miisaaniyadda DFS

ATTACH_C6CB1E-8D85F1-E2E4D1-EF6918-566717-32A759

Continue reading …

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyad dhan 30 million$, isla markaana sheegay in wasaarad kastaa ay soo sheegto dakhliyaadka sanadka ay u baahantahay

Comments Off on Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyad dhan 30 million$, isla markaana sheegay in wasaarad kastaa ay soo sheegto dakhliyaadka sanadka ay u baahantahay

Maxaad kala socotaa Miisaaniyadii Puntland ee 2012-2013 intay ahayd (AKHRI)

Continue reading …

Xog muhiima Miisaaniyadda marka DFS ama Somaliland ay kordhiyaan oo micnaha ka danbeeyaa uu yahay Shilin Soomaali la iska daabacdo (Akhri oo ka cilmi kororso)

Comments Off on Xog muhiima Miisaaniyadda marka DFS ama Somaliland ay kordhiyaan oo micnaha ka danbeeyaa uu yahay Shilin Soomaali la iska daabacdo (Akhri oo ka cilmi kororso)

Inta baddan dunidan casrigaa ee aan ku noolahay ayaa ku shaqaysa Lacag la iska daabacdo, halka wixii ka horeeyay 1920 lacagta lagu jaangayn jiray Dahabka iyo Silverka. Hada lacagta waxaa kontaroola Bangiga dhexe ee dalka, waxaana inta baddan lagu jaangooyaa xisaabaad iyadoo la eegayo waxsoosaarka Dalka, waxa dibadda loo iibgeeyo oo marka aad waxsoosaar leedahay […]

Continue reading …

Dhagayso wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka dayriyay dhaqaalaha iyo Miisaaniyadda Puntland (iyo warbixino hore oo miisaaniyadda la xiriira)

Comments Off on Dhagayso wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka dayriyay dhaqaalaha iyo Miisaaniyadda Puntland (iyo warbixino hore oo miisaaniyadda la xiriira)

shalay ayay ahayd markii DFS ay sheegtay in ay kordhiyeen miisaaniyadii DFS 50% islamarkaana hadda ay noqotay miisaaniyadda DFS 218 million$ hoos ka akhri http://www.puntlandobserver.com/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-dfs-xalane-oo-sheegay-in-2014-miisaaniyadda-dfs-la-kordhinayo-50-oo-ay-noqonayso-218-million/ Hadaba wasiirka maaliyadda ee puntland ayaa sheegay in ay Puntland kusoo shaqaysnaysay 3-dii bilood ee lasoo dhaafay Miisaaniyad dhan 3400,000$ sadex million iyo 4 boqol oo kun oo doolar, oo […]

Continue reading …

Akhri warbixin dhamaystiran Miisaaniyadii u horeysay ee xukuumadii Saacid 2012 kushaqaysay

Comments Off on Akhri warbixin dhamaystiran Miisaaniyadii u horeysay ee xukuumadii Saacid 2012 kushaqaysay

Akhri warbixin dhamaystiran Miisaaniyadii u horeysay ee xukuumadii Saacid 2012 kushaqaysay Hoos ka akhri warbixinta oo PDF ah Mini-Budget-2012-Fram-Work-Somali-Version

Continue reading …

Dhagayso Wasiirka Maaliyadda DFS Xalane oo sheegay in 2014 Miisaaniyadda DFS la kordhinayo 50% oo ay noqonayso 218 million

Comments Off on Dhagayso Wasiirka Maaliyadda DFS Xalane oo sheegay in 2014 Miisaaniyadda DFS la kordhinayo 50% oo ay noqonayso 218 million

Inkastoo aanay muuqan habayaraatee wax illo dhaqaale ah oo la abuuray ayaad hadana moodaa in si iska mala awaala ay wasaaradda Maaliyadda ee DFS isaga kordhisay Miisaaniyadii maadaama aanay cadayn illo dhaqaale oo [audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2014/03/30/5a1a2062-1494-41eb-b335-857a023de46f.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso Hoos waxaad ka akhrisaa Miisaaniyadii u horaysay ee Xukuumadii Saacid oo dhamaystiranMini-Budget-2012-Fram-Work-Somali-Version

Continue reading …

Dhagayso:Cali Xaaji Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo sharaxaya miisaaniyadda waxbarasho oo 7% laga dhigay

Comments Off on Dhagayso:Cali Xaaji Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo sharaxaya miisaaniyadda waxbarasho oo 7% laga dhigay

Wasiirka Waxbarashadda ee Puntland Mudane Cali Xaaji ayaa si wanaagsan Radio Daljir ugu sharaxay hadafka ay wasaaradda ee kusalaysan kobcinta heerarka waxbarasho ee Puntland Halkaan hoose ka dhagayso. [audio:http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2014/03/Wasiirka-Waxbarashada-Puntland-Cali-Xaaji-Warsame-Waraysi-ok-.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Miisaaniyadda Waxbarashadda Puntland oo 7% lagadhigay halkii ay awal ka ahayd 3%

Comments Off on Miisaaniyadda Waxbarashadda Puntland oo 7% lagadhigay halkii ay awal ka ahayd 3%

Garoowe, march 11, 2014 – Golaha wasiirada dowladda Puntland ayaa maanta oo salaasa ah yeeshay shirkii golaha ee isniin walbiba la qaban jiray, kaas oo shalay u baaqday safarkii madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo u socdaalay dalka Jabuuti. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar ayaa gudoominayey kulanka golaha wasiirada oo maanta […]

Continue reading …

Daawo:wararkii 9.3.2014 ee Tv Puntland:Mucjisada Jaamacada Psu: Xafza oo kaalinta koobaad gashay; iyo ardada oo codsatay in miisaaniyadda waxbarashada ee Puntland oo hada ah 3.5% lakordhiyo

Comments Off on Daawo:wararkii 9.3.2014 ee Tv Puntland:Mucjisada Jaamacada Psu: Xafza oo kaalinta koobaad gashay; iyo ardada oo codsatay in miisaaniyadda waxbarashada ee Puntland oo hada ah 3.5% lakordhiyo
Continue reading …

Daawo Khudbadii Cali Xaaji oo Qaabkuu u kobbcin lahaa Miisaaniyadda aad uga hadlay

Comments Off on Daawo Khudbadii Cali Xaaji oo Qaabkuu u kobbcin lahaa Miisaaniyadda aad uga hadlay
Continue reading …