Home » Search results for: “cadaalad”

Maxaad kala socotaa Ciladda ugu wayn ee ay Soomaaliya la dagi la’dahay ee Hogaan xumo (akhri oo ka cilmi kororso

Comments Off on Maxaad kala socotaa Ciladda ugu wayn ee ay Soomaaliya la dagi la’dahay ee Hogaan xumo (akhri oo ka cilmi kororso

Bismillah. Inkastoo ay arrimo farabadan u sababyihiin dhibka Soomaali haysta, haddana meesha ugu khatarsan waa Hogaanka sare. Meesha ay Soomaali garan la’yihiin oo ciladdu kahaysato, waa iyagoon fahmin muhiimadda dadka lookala shaandheeyo, oo loobaaro. Bini aadamka illaahay waa shantaa farood, waxaana ay Miskaxiyan ukala duwan yihiin sidda ay aragti ahaan ukala duwan yihiin. Waxaa jirra […]

Continue reading …

Ururka Midnimo: Doorashadda Puntland ka qaybgali mayno hadii aan maxkamad Dastuuriya lasamayn, aan la xadayn Gobaladda (Dhagayso oo daawo)

Comments Off on Ururka Midnimo: Doorashadda Puntland ka qaybgali mayno hadii aan maxkamad Dastuuriya lasamayn, aan la xadayn Gobaladda (Dhagayso oo daawo)

Ururka mucaaradkaa ee Midnimo ayaa maanta magaaladda Boosaaso kasoo saaray warsaxaafadeed ku salaysan shuruudo uu kuxirayo maamulka Puntland. ururka shuruudaha uu kuxiray ka qaybgalka Doorashooyinka ayaa waxaa ka mid ahaa. 1) in aanay jirin wax musuqmaasuq iyo is qabqabsiya balse ay ahaataa mid shacabkoo dhan ka raali yihiin. 2) in la aas aaso maxkamad dastuuriya […]

Continue reading …

Maxaa kaaga baxay Khudbaddii Taariikhiga ahayd ee Madaxwayne Xassan Shiikh ee uu Garoowe ka jeediyay 28.5.2013

Comments Off on Maxaa kaaga baxay Khudbaddii Taariikhiga ahayd ee Madaxwayne Xassan Shiikh ee uu Garoowe ka jeediyay 28.5.2013

Bismillah. Runtii Illaahay hadaayee Madaxwayne xassan Shiikh Maxamuud wuxuu ka jeediyay maanta Khudbad Taariikhiya Magaaladda Garoowe. Khudbadda Madaxwaynaha ayaa waxaa ka muuqday cadaalad iyo in ay ka-go’antahay in lamideeyo shacabka Soomaaliyeed. Hadaba waxaad moodaa in uu madaxwaynuhu hadda aad u baddalay xagashiisii siyaasadeed isla markaanna haddda ay ka go’antahay in uu shacabka Soomaaliyeed si dhexdhexaadda […]

Continue reading …

Jeneral Cabdirisaaq Cusmaan Baadiyoow: Faroole hadda Qasri buu samaystay wuxuuna iska dhigayaa Siyaad Barre, Xassan shiikh yaanu marin wadadda faroole Dhagaysi waraysi xasaasiya

Comments Off on Jeneral Cabdirisaaq Cusmaan Baadiyoow: Faroole hadda Qasri buu samaystay wuxuuna iska dhigayaa Siyaad Barre, Xassan shiikh yaanu marin wadadda faroole Dhagaysi waraysi xasaasiya

Baryahan ayaa waxaa aad usoo badanaya siyaasiinta kasoo jeedda Puntland oo diidan Diktaatooriyadda uu faroole wado iyo Heshiiska uu lagalay Maraykanka oo lamidda kuwa Boqortooyadaha dhulka Carabaha Xooga ku haysta Ay maraykan lagaleen mid lamidda. Hadaba maanta waxaa aad uga horyimad caqli xumadda iyo macangagnimadda Faroole Jeneral Cabdirisaaq Cusmaan Baadiyoow oo aad uga xun Damaca […]

Continue reading …

Akhristow Qoraalka oo English ah Halkaan ka daalaco Laakiin hadaan nuxurka asagoo Soomaaliya kuu soo koobo. Qorahaga Ingiriiska ah (F. Elliott) ayaa ku koobay dadkii xilligaas deganaa Jubbaland in ya u badnaayeen Daarood, oo uu ukala saaray. Ugaadeen 5000, Mareexaan wax 5000 aan Gaarin iyo Hartti 3000 oo ruux, wuxuu kaloo aad uga faalloon doonaa […]

Continue reading …

Saadaq Eenow: hadii aan hadda laga hortagin dabarka faroole 50 sano oo socota la iskma furidoono, Eenow oo hadda un garawsaday wixii Musharax Gablax iyo Golaha Samatabixintu ka Digayeen sanad iyo Bar Daawo Barnaamij Xiise leh

Comments Off on Saadaq Eenow: hadii aan hadda laga hortagin dabarka faroole 50 sano oo socota la iskma furidoono, Eenow oo hadda un garawsaday wixii Musharax Gablax iyo Golaha Samatabixintu ka Digayeen sanad iyo Bar Daawo Barnaamij Xiise leh

Musharax Cabdiraxmaan Gablx iyo Musharxiintii kale sidda Dr Gaagaab iyo General C/llaahi Samatar ee doonayay in-ay ka qaybgalaan tartan madaxwayneedkii Puntland ee 2012, ayaa shacabka puntlad usoo bandhigayay Khaa-inimadda iyo wax isdabamariska Kaligi Taliye Horgale Dabadhilif Faroole, oo ay khaa-inimadda uu shcabkaan ku sameeyay maalin ay noqotaba lala xisaabtami doono. Talooyinkas huvan ee ay mucaaradku […]

Continue reading …

Beelaha Soomaaliyeed xal maloo helikaraa, Beeshii xaqdaro wada, beeshee Boob wada

Comments Off on Beelaha Soomaaliyeed xal maloo helikaraa, Beeshii xaqdaro wada, beeshee Boob wada

Waxaa hadda aad moodaa in baryahaan Beelaysigii dib usoo laabtay, isla markaana ay jiraan qaar baddan oo shacabka aan runta u sheegayn. Soomaaliya waxa halkaa dhigay waa qabiil mana ahan in runta laga leex leexdo, inta runta laga leex leexanayana waligeed Soomaali xal gaari mayso, si arrimaha Soomaaliyeed loo xaliyo waa in hadda marka hore […]

Continue reading …

Maqaal gaaban: Maxaa lagu xasuusan doonaa Madaxwayne Faroole (what will be the legacy of Presedent Faroole)

Comments Off on Maqaal gaaban: Maxaa lagu xasuusan doonaa Madaxwayne Faroole (what will be the legacy of Presedent Faroole)

Wadamadda horumaray ayaa aad u daneeya oraahda (what will be the legacy of this president after his term of office ends) oo Micnaheedu yahay maxaa lagu xasuusan doonaa marka uu Madaxwaynahan hada taladda haya uu xafiiska baneeyo, intay doonto ha qaadato. Madaxwayne kasta maalinta taladda loo dhiibo ayuu awoodiisa isugu geeyaa bal sidii uu xasuus […]

Continue reading …

Sidee xal lowgu helikaraa Siyaasadda Somalia iyo Somaliland, shirka Turkiga kasocdase wadadii saxda ahayd mahayaa.

Comments Off on Sidee xal lowgu helikaraa Siyaasadda Somalia iyo Somaliland, shirka Turkiga kasocdase wadadii saxda ahayd mahayaa.

Arimaha Soomaaliya oo dhan ayaa aad u adag in xal loo helo maadaama ay jiraan arimo badan oo uu ugu horeeyo Fakhrigu. Laakiin hadii xal loo helilahaa arimaha Siyaasadda ee Soomaaliya waxay fududayn lahayd in markaas loo gudbo dhanka ladagaalanka fakhriga iyo gaajadda, waxaana ku xigilhaa in laqaado wadadda horumarka. Oodo dhacameed siday u kala […]

Continue reading …

Hay-adda Koolo oo uu Maraykanku maalgaliyo oo Garoowe kawadda barashadda Dustuurka Federaalka, waxay wado ma wax la aamini karaa(Warbixin)

Comments Off on Hay-adda Koolo oo uu Maraykanku maalgaliyo oo Garoowe kawadda barashadda Dustuurka Federaalka, waxay wado ma wax la aamini karaa(Warbixin)

Waxaynu xasuusanaa in Maraykanku si kal iyo laaba u taageeray markii Faroole si bareera ugu tuntay sharcigii iyo Dastuurkii Puntland, waxaana xasuusunaa 8.1.2012 oo uu Faroole kudhawaaqay in uu Sanad baada ku darsaday asagoo xaflad ay ciidamo maleeshiyaada ay qori caaradi kuwaardiyaynayeen ay Boosaaso ku illaalinayeen. Isla maalintaas uqaybsamaha arimaha Soomaaliya James Swan ayaa si […]

Continue reading …