Home » Search results for: “cadaalad”

Musharax Aqoonyahan Gablax muxuu kusoo kordhiyay siyaasadda Soomaalidda (warbixin muhiim ah)

Comments Off on Musharax Aqoonyahan Gablax muxuu kusoo kordhiyay siyaasadda Soomaalidda (warbixin muhiim ah)

Aqoonyahan siyaasi Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Gablax oo isku soo taagey u tartanka musharaxnimadda Puntland waxa uu siyaasadda Soomaalidda kusoo kordhiyay arimo aynan horay Soomaalidu waxba kala socon, inta fahansana ay la aamusnaayeen, armiha uu Siyaasigan soo kordhiyay ayaa waxaa kamidda. 1) Separation of power oo Micnaheedu yahay in Sistemka (system) ama xukunka dalka lakala qaybqaybsho, […]

Continue reading …

Sidee xalwaara lowgu helikaraa arimaha Jubooyinka (Diyaariye Ibrahim Sh Maxamed Gablax)

Comments Off on Sidee xalwaara lowgu helikaraa arimaha Jubooyinka (Diyaariye Ibrahim Sh Maxamed Gablax)

Cadaaladda oo waxwalba lagu saleeyo kaliya ayaa lagu maarayn karaa arimaha dhibka faraha badani ka taaganyahay ee Jubbooyinka. Sidee cadaalad hadaba loo helikaraa maadaama ay Beelo farabadan sheeganyaan Deeganadda jubbooyinka. Sidda uu Musharax Cabdiraxmaan gablax waraysiyo badan ku sheegay, waxaa loo baahanyahay System rasmiya oo shaqaynaya oo Deeganadaas laga hirgaliyo. 1) In la diiwaan galiyo […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ayaa Khudbad aad u saraysa ka jeediyay Shirkii Garsoorka

Comments Off on Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ayaa Khudbad aad u saraysa ka jeediyay Shirkii Garsoorka

Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud oo markii dalka loo doortay ay aad dhamaan shacabka Soomaaliyeed aad usoo dhaweeyeen, ayaa markii danbe waxaa soo badanayay in Madaxwayne Xassan uu Qabiilkii dib boorkii uga jafay. Laakiin Khudbaha Madaxwaynaha ayaa cadaalad aad u farabadan marwalba ka muuqataa. Markaas amaa la oran karaa Madaxwaynaha Qolooyin kalaa marwalba ka leexinaya tubta […]

Continue reading …

philosofer Daahir Calasow waa Saxafi qora Websaytka Waagacausub, waaya dhawaydna wuxuu sheegtay in uu wax saadaasho waxa uu saadaashaana soo baxaan, oo uu hadda ka heer sareeyo Saxafanimadda maadaama uu muddo saxaafadda kusoo jiray hadda heerkii in uu wax Odoroso ayuu sheegtay. Laakiin Baryahan oo uu shiishka saarayo siduu uu u fashilin lahaa Shirka maamulka […]

Continue reading …

Maxaa loo xiray 3-da Idaacadood ee Puntland ka howlgala warbixin

Comments Off on Maxaa loo xiray 3-da Idaacadood ee Puntland ka howlgala warbixin

Puntlandobserver ayaa shacabka markasta usoo bandhigaysay Muhiimadda saxaafadda. Wadamadda horumarka gaaray ee ay shacabka kataliyaan Saxaafadu waa laan madaxbanaan oo lamidda laamaha, Golaha wakiiladda, Xukuumadda, iyo Garsoorka, sadexdaas laamood laan lamidda oo madaxbaan weeye, Madaxda dawladuna maxirikaan idaacado, illaa ay ku kacaan waxyaalo dastuurka ka hor imanaya, taasna waa in Maxkamad la isla aado ee […]

Continue reading …

Fadeexad: Xildhibaanadii Gobolka Gedo oo Qaadacay maamul u samayntii kaligi taliye Horgale Saacid Halkaaan ka dhagayso

Comments Off on Fadeexad: Xildhibaanadii Gobolka Gedo oo Qaadacay maamul u samayntii kaligi taliye Horgale Saacid Halkaaan ka dhagayso

dhibaan Maxamuud Cali oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay 10-ka xildhibaan ee Gobalka Gedo ay 3 kamidda lasocdeen markuu saacid maamulka magacaabayay balse hal xildhibaan oo kaliya uu arinkaas ku raacsanaa. Arinkan uu Horgale saacid ku ceebooboobay Kalsoonidii shacabkana ku dhumiyay markii uu isku dayay carqaladayn iyo dabamaryayn shir in […]

Continue reading …

Faroole iyo Baarlamaanka Puntland oo marlabaad khayaano qaran ku kacay markii ay jabiyeen shuruucdii Puntland aas aasiga u ahayd

Comments Off on Faroole iyo Baarlamaanka Puntland oo marlabaad khayaano qaran ku kacay markii ay jabiyeen shuruucdii Puntland aas aasiga u ahayd

Qofkasta waxa uu jecelyahay waa helaa shacabka Puntland ayagaa ku-taageeray Faroole Cadaalad daradda min Isimadda illaa min shacabka caadigaa. Waxaanan wada xasuusannaa muddadii dheerayd ee ay Mucaaradku dadka uga digayeen cawaaqib xumadda ay yeelankarto hadii aan lala xisaabtamin shakhsi kasta oo ka horyimaadda ama Jabiya shuruucda aas aasigaa ee dadku ku heshiiyeen. Taas badalkeed dhamaan […]

Continue reading …

Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud oo maantay shirkii Garsoorka Khudbad muhiima ka jeediyay aadna lowgu riyaaqay (Dhagayso)

Comments Off on Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud oo maantay shirkii Garsoorka Khudbad muhiima ka jeediyay aadna lowgu riyaaqay (Dhagayso)

Madaxwaynaha ayaa maanta khudbad aad u mihiimsan oo waliba wixii Puntlandobserver ay mudaba soo bandhigaysay muhiimadda cadaaladda ayuu Madaxwaynuhu aad ugu dheeraaday aad bayna shacabku ugu riyaaqeen Khudbadda Madaxwaynaha ee Maanta. Waxyaalo badan ayuu ka hadlay sida muhiimadda Garsorka iyo muhiimada cadaaladda. Inkastoo aanu Madaxwaynuhu sheegin Maxkamadii Dastuurka qaabka loo hirgalinlahaa ayuu hadana Madaxwaynuhu usheegay […]

Continue reading …

Maqaal Qabyaaladaysan (Ma Ogtahay Dagaalka (…) Inay Bilaabeen Reer Puntland!? // Been Abuurka Ururka Sahal)

Comments Off on Maqaal Qabyaaladaysan (Ma Ogtahay Dagaalka (…) Inay Bilaabeen Reer Puntland!? // Been Abuurka Ururka Sahal)

Ninka Maqaalkan qoray wanaag kamuu talin ee Cudurkii Soomaalidda halkaas dhigay, buu sii buunbuuniyay.. Shaki kuma jiro in marwalba ay Soomaalidda garwadeen u ahaayeen dad aan fahan dheeriya u lahayn muhiimadda cadaaladda iyo cawaaqib xumadda cadaalad daradda. Marka sidda ninkan maqaalkan qoray oo soo uruurshay warar kusaabsan cadaalad darro ay sameeyeen Beesha Daarood oo aan […]

Continue reading …

Ururadda Midnimo iyo Udad oo Gaashaanka ku dhuftay in qaar kamidda qodobadda Doorashayoonka Puntland intooda badan dastuurka laga saaro

Comments Off on Ururadda Midnimo iyo Udad oo Gaashaanka ku dhuftay in qaar kamidda qodobadda Doorashayoonka Puntland intooda badan dastuurka laga saaro

Maalmahaan ayaa xukuumadda Faroole waxay wadatay caqli aan waligiis aduunka horay looga sheegin kaas oo ah waxaan qabanaynaa Doorasho one man one Vote ah, isla markaana aan kasaarno Dastuurka Qodabada ugu muhiimsan sidda Qodabada ay kamid yihiin qodobka shegaya in dadka latirakoobo, iyo in dadka kaarak aqoonsi loosameeyo, marka talow hadii qodobadan laga saaro ma […]

Continue reading …