Wax Kaa Khuseeya Ma Jiro

Filed under: Aqoon-kororsi,Sheekooyinka,Wararka |

Wax kaa Khuseeya

Wax Kaa Khuseeya Ma Jiro

Isagoo hoygiisii ku sii jeeda, waxaa Xoja joojiyey nin ay tuulada wada degganaayeen oo xamaasadaysan oo macmacaan hamuungorgoraale ah.

“Xojoow, waxaan goor dhoweyd arkay qof sida saxan weyn oo ballaaran oo macmacaan ay ka dhacayso ka buuxo.”

“Wax iga khuseeya ma jiro.”

“Qofkiise siday wuxuu saxanka weyn oo ballaaran u waday gurigaagii.”

“Haddaba, wax kaa khuseeya ma jiro.”

Sheekooyinka Nasruddiin Xoja [noolaa qarnigii 13aad ee miillaadiga]