Murtida Maanta

Filed under: Wararka |

Murtida Maanta


Waxaan marnaba sinnayn camalka wanaagsan iyo midka xun; camalka silloon mid wacan ku masax, kolkaas kay cadaawaddu idin ka dhexeeysey wuxuu noqon doonaa sidiiyoo saaxiib soke aad tihiin.

Qur’aanka Kariimka 41:34 Suuradda Fussilat


Murtida-quraan


Nor can goodness and Evil be equal. Repel (Evil) with what is better: Then will he between whom and thee was hatred become as it were thy friend and intimate!


Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com
23.04.2014