168 Xildhibaan oo gudbiyay Mooshinka Saacid ka dhankaa iyo Beesha Caalamka oo goob jooga

Filed under: Wararka |

Waxaa buuq ka dhashay markii la akhrinayay magacyadda xildhibaanadda 168-da ah ee Mooshinka kadhanka ah Raysalwasaaraha soo gudbiyay, Goobta waxaa jooga oo mid mid loo yeriyay magacyadoodda 248 Xildhibaan.

Hadii ay dhab noqoto oo ay sax noqdaan tiradda xildhibaanadaa ee Mooshinka Raysalwasaaraha ka dhankaa soo gudbiyay, waxaa iska Cad hadii cod laqaado ayba iska cadahay in la helayo tiradda loo baahanyahay ee 140 Xildhibaan sidaasna waxaa kalsoonidda ku waynaya Raysal Wasaaare Saacid.

Dhanka kalena Amaanka Goobta ayaa aad loo adkeeyay Saxaafadana waa loo diiday.